[0:06]Assalamu alaikum waan ku salaamay daawada meel walbaad joogtid ku soo dhawoow qaybtii xigtay ee sheekadii taariikhiga ahayd oo aan noo ahay dee ku saabsan basaaskii carbeed ee Adam Sabri. Sheekadan waxaa tarjumay saaxiibkay Cabdiraxmaan Anteeno anigoo Maracadde ah ayaan kula soo xidhiidhinayaa. Qaybtii xigtay ee sheekada waxay ku bilabaneysaa Adam Sabri ayaa markaas si degdeg ah wuxuu u soo eegay dhankaa iyo Mini Tawfiiq isagoo ku yiri wuxuu u muuqataa haatan inaan xal kale aynaan heynin oo aan ka heynin inaan doonida aan xadno. Intaas ka dib Adam Sabri ayaa la soo baxay bistooladiisii isagoo ku qabtay ninkii masuulka ka ahaa doonta xilli ninkii yabihi intaagi ka soo harayn. Ninkii oo Adam weyday inuu yahay burcad sidookalana doonaya lacag madax furasho ah ayaa markaas ka dib wuxuu yiri maxay tahay waligaan cadaa aniga waxaan halkaan tihaalkaan kuma heysano. Adam Sabri ayaa markaasay doonidaan ka dib si degdeg ah wuxuu u yiri haddii bal lacag la'aanta ay heysato waxaan awoday inaan lacag aan idin amalo balse haatan dooni daanaya naga kureysaa. Anaga ayaana na raaceysa. Ninkii markaas ka dib amarkii uu hogaansamay isagoo doonayay horey u raacay markaas ayuu yiri waa markii ugu horeysay oo arrin nooca oo kale aan gabsto. Mini oo ay u tagney sidookale bistooladihii ku heysay ninka ayaa ka dib hadalkii qaatay oo wuxuu yiri adiga ayaa nagu qasbay midaas oo aan aheyn muwaadine. Anaga waxaan markii hore halkaan u imaanay oo aan dooneynin kaliya door saacado ah inaan naga gereysid balse waa diiday adiga taas ayana keenay in talaabadan ku dhaqaaqno. Ninkii maamulaha ahaa ayaa markaasay eegay dhankaa iyo Adam Sabri oo doonayay si xirfad leh ku dhaanta uu ka hayniyo markaasaya Mini wuxuu ku yiri. Saaxiibkaa waxuu u muuqataa qoonsaday inuu leeyahay gacayntii doonmaha, tarto doon ma, miyoo horey uga qayb galay. Mini oo markaasay doosha ku qosleysa ayaa waxay tiri hal karto oo kaliya kama qayb galin, karto oo badan oo isboortisa ama ciyaaro ah ayuu ka qayb galay. Adam Sabri ayaa markii uu doonidii xeebta uu ka soo fogeeyay ayaa waxaa motorkii gabayaa markaasay Mini ku yiri si fiican ula raac inta aan doonida aan ka soo baaraayo.
[2:08]Ka dibna degdeg ah ayaan dib ugu laaban doonaan, intaas ka dib Adam Sabri ayaa u deegay qaybta hoose ee doonida halkaasoo ay ku yaaleen qolka mishiinka iyo qolka jiifka. Waxayna doonida ahayd mid basiida ah oo darbiyeed ay ku dagsanaayeen doorkaan nadood ama maabkaan nadood ah oo weyn kaasoo lagu tala galay badbaahinta. Markii qolkii uu galay ayaa wuxuu arkay in bartamaha qolka ay taallay sariir aad u yar miis telefishan iyo noor miis oo saafan kuwaasoo daribiyada ku daganaa. Adam Sabri wuxuu ka dib uu bilabaay inuu sagadeedii baaritaan uu sameeyay ka dibna wuxuu bilababaa dhanka iyo qori dooyin ka inuu si fiican uu u eego isagoo isla haawanayay intaas oo uu taheeshaayo. Calaamad muujinaysa halka naqsada qofka ku dagan yahay ama dhaca muujinaysa halka ninka dhakhtar ku qariyay naqsadan. Sida uu baaristiisa uu wadya ayuu wuxuu is dul taagay maabkii loogu tala galay badmaaxinta waxayna aheyd qariidad gacan ku sameysaa oo si xeelad leh loo sameeyay. Adamna markaasay wuxuu bilawbaay inuu qariidadii si fiican uu u fiiriyo isagoo isweydiinayay qariidada marnaba ma ahan sheyga qariidada kale ee badmaaxinta aan naga qabaney. Balkow hadii jumlad intii uu dhamaystirayna Adam Sabri wuxuu soo baraarujiyay xilligii degdega ee ay maqashay codka diyaarda helikoobtar ka guureysa taas oo doonidii soo dhaweynaysay. Adamna si degdeg ah ayuu qolkii u soo baxay wuxuu soo jeestay dhankaa iyo dibada ee doonida islama markii uu diyaarada ay horey u soo faameyn doonida ay beegsanayso macquulna ay tahay in ay soo rasaaseyso. Adam Sabri wuxuu bilabaay inuu Mini uu ku qariyo isagoo u digaya ka dibna Mini ayaa wuxuu ku yiri soo carar, garbaha iga qabso qolka mashiinka ee maamulayaasha gala waayo naftiin aan teyna maxalisa ayay ku jirtaa. Ka dib Adam Sabri ayaa xawaare wuxuu ku kaxayay doonidii halkii diyaaradii ay dabada ka tagtay. Waxaan xigtay in rasaas ay u daloolay doonidii iyadoo wadaha doonidaasina u doonayay inuu dhaawac xulus uu gaarsiiyo ama uu wax yelaysiiyo kabtanka.
[4:13]Qorshaha kale uu lahaana waxay ahayd inuu dilo wadaha doonida oo ahaa Adam Sabri Adam Sabri oo taxadar weyn ku jira ayaa markaasay wuxuu bilaabay inuu doonidii midig iyo midig uu wareejiyo. Isagoo sidookale xawaaraha doonida aad u si daray halkii uu u sareysanagayn taasoo xalis kale ahayd balse xaliska bursanaysay amay cirinsanaysay ayaa wuxuuna dhulba kag daranayd. Si kastoo xawaaraha doonida uu u dheereyayba macquul maahan in doonida bada korkeeda ay ku socoto oo xawaare ay ku gaarto diyaarada ay wada mareysa. Xilli xaaladu sidaas ay u yaalo ayaa Adam Sabri wuxuu eegay dhankii shidalka doonida ku jiray nasiib xumo wuxuu ogaaday in shidalka gaabsi uu yahay markaasay wuxuu ku yiri waxaan heystaa Ugu badnaan sadax daqiiqo ka dibna diyaaradaasina isku dhibi doonaa shalatooy sooma aan booneynay in aan doonida shidalkeeda aan ka buuxsado xilli ganadagay joognay. Adam Sabri wuxuu darsanayay in maabkii uu arkay uu macquulay tahay inuu tilmaamayo halka naqsada qofku ku duugnayay sidaasi wuxuu ogaa in hadii arin taasi saxsan tahay ay daruuri ama waajib ay tahay inuu burburiyo. Marba haddii aanay isaga gacantooda aysan gaarin ninkii sidoo markii hore lagu dardaraay intaas ka dib Adam Sabri wuxuu u yiri Mini Tawfiiq Mini waxay bilowday inay si degdeg ah bistooladii ka soo baxay. Ka dibna waxay bilawday rasaasdii inay ku durdurayday iyadoo Adam Sabri ku qulahaayaday waxaan heynaa. Balsa in badan ayay qaybtii sare ay ku sugaatay ee doonida Maadaama doonida xawaare ay ku socotay sidookale ay ay isaan mid meezaman. Markii ay soo dhawaataaya waxa uu ku yiri. Soo bixi bistoolada ku jirtay jakadii joodhaada oo rasaasta kabix ka dibna isku soo tuur biyaha oo rasaasta kabix ka dibna intaasi ka dib markaa sameyso si degdega bistoolada igu kaana.
[6:10]Ka dibna dhanka iyo shidalka doonida inta uu eegay ayaa wuxuu yiri dhaqso oo orod oo kale waxaad haysataa laba daqiiqo iyo badh. Mini Tawfiiq markaasay way degdegtay iyadoo jakad iyo bistoolada ka soo baxday ka dibna waxay bilaawday rasaasdii gudubnaaday inay geliso qasnad ayada oo Adam Sabri ku lahaayay wadada rasaas taan guduudan waa cajiib. Waxa ay ilahay tahay in ay tahay rasaas nooc gaar ah Adam hadalkii dee dagmoo uu soo is haynin wuxuu mar kale uu eegay dhankii shidaalka isagoo Mini markaasay wuxuu ku yiri. Si fiican doonida u qabso waayo shidaalka noo haray waa mid aan ku filin hal wareeg oo kaliya. Adam ayaa markaasay ka dib hal wareeg galay doonidii isagoo soo kala fiiriyay ama soo kala wareejiyay xilli isla wakhtigaas ay doonida dooni damaanayay shidalkii doonida. Markaasay bistooladii wuxuu ku aadiyay dhanka diyaarada wadahii diyaarada oo ahaa talihii kooxda weerarka ahaa ayaa markii uu arkay Adam Sabri oo diyaaradii isku soo taagay. Markaas ayuu inta uu qoslay ayuu ninkii akfaddiyay wuxuu ku yiri doonkan anaga ayaa bistoolad nagu qabanaya bal arag waaba nin raba diyaarada helikoobtar inuu bistooladu ku soo rido hadii aan isaga doonadiisaa duulku la siimnin heeybal balaay meyraa. Adam Sabri oo markaasay wax wakhti aan heysan ayaa rasaastii ku wada riday diyaarada waxana ay ku dhacday cayntii ama qaybtii dambe ee diyaarada markaasay kooxdii diyaarada saarnayd halmar waxay dhameeyeene qaybihii xooganaa.
[7:33]Iyagoo ka war helay diyaarada oo la wareysanaysa ninkii diyaarada wadayaa ayaa markaasay ku qayliyay qaybtii dambe ee diyaarada waa qaryaqad ma awoodno inaan ilaalino miisaanka diyaarada. Diyaarada ayaa waxay ahayd markaasay mid wareegsatay iyadoo dhankii bada ay ku sii dhacaysay ilaa markii dabamoolka bada ay ku dhacday. Mini oo isha ku haysay wuxuu dhacay ayaa markaasay Adam waxay ku tiri mar rasaastii guduudnayd ayaan aniga oo dhan sameeyay. Adam Sabri markaasay ka dib labadii rasaas kale ee haray ayaa jeebkii uu gashe ka dib markii bistoolada uu ka bixiyay wuxuu yiri taniba waa mid kamida wax soosaarkii cajiib ka ah ee xafiiska tubnaanada wakaalada sirdoonka ee dawladda Masar. Waxad rasaas u maleeneyseen waa bombayar balse muuqa rasaas waawayn oo ekayd la yabaa in ay ku qorneyd Mini Tawfiq ayay ka dib waxay tiri in badan. Weli in badan wali marnaba ma aan la haynin nidaamka sirdoonkeena sidaan inuu u xoogan yahay mana u maleeyneynin sirdoonka sidaan u xoogan inaan leenahay oo aan la shaqayno. Adam Sabri oo halisti weyneed ka badbaaday ayaa markaasay ka dib wuxuu yiri tani waxba ma ahan markii la fiiriyo hawlaha kale ee muhiimka ah kuwaasoo ay qabtaan xafiiska tobanada wakaalada sirdoonka ee dawladda Masar. Adiga ugu in aad la shaqayso sirdoon xoogan oo wax ka xoogan imika aanay jirin intaas ka dib Adam Sabri wuxuu arkay labadii nin ee doonida la dhacay. oo jubta shilkii ka badbaaday isku dayaya inay ku soo dabaashaan bada si naftooda ay ula soo cararaan maadaama diyaaradii ay soo dhacday markaasay Mini waxay ku tiri oo sidee laba qof ah oo kale aanay nu soo biiri doonayn. Adam Sabri wuxuu ogaa in xeebta wax badan aanay ka fogayn nimankii diyaarada ka soo baxsadana aysan xeebta dhawaar ku tegin sidookale sidii ay wax ku qasbanayaan doonaan inay dabbaashaan ayada oo ay dooni doonaan dhankaa iyo doonidii si naftooda ay ula soo cararaan maadama doonidi ay soo dhacday. Sidii ay hawada ay ku soo jiraan ayuu fiican u sameeyay isagoo soo qafaashay markaasay Mini waxay tiri waa sheeko cajiiba sadex nin oo qafaalan iyo dooni aan shidaal laheyn oo bartama yada taal Adam Sabri markaasay ka dib wuxuu u jawaabay ma aan wax sidaas u degdeg badanaa anaga waan awoodnaa inaan doonida aan isku tuuro daboolna ku qaado dhankayga iyo dhanka dee, balse waxaan doonida baak lagu siday naftayda aan xaliis u galay. Waayo qaliirada aan doonada ku arkay darted, mini ayay ka dib waxay tiri in badan oo waliba in badan oo waliba marnaba isma aan lahaynin nidaamka sirdoonkeenan sidaan inuu u xoogan yahay, mana u maleeyneynin sirdoon ka sidaan u xoogan inaan leenahay oo aan la shaqayno.
[11:17]Adam Sabri oo wajigiisa kaduuday ayaa ka dib wuxuu yiri aniga doonida ama jeer kama celin halka aan doonida ama jeer mar walba aan ku galin lahaa waxaan door bidaa inaan noqdo basaasha makuu ralaaye halka aan doon doomo lisi geecaa oo noqon lahaa. Daqiiqada ka dibna James iyo James oo wada socday sidookale la socday ragoodii kale ee ciidankaa ayaa waxay soo gaareen doonidii iyadoo doonida soo raacay. Markaas ka dib waxay arkeen doonida korkeeda oo cidla ah isla markaana aanay jirin wax raad ah oo ka muuqda oo Adam Sabri iyo sidookale Mini Tawfiiq muujinaya. In cabaar markii ay saxa doonida ay ka raadinayeen ayaa waxay u daadagen dhankaa iyo qaybtii hoose iyagoo galay qolkii mishiinka balse waxay u galayn maamulehi doonta oo xiran. Sidookale xaqiisii waxay ku xiraan laba nin ee diyaarada weerarka ay la socdeen kuwaaso naftooda ay ka badbaasadeen. James ayaa dhankoodii inta uu eegay isagoo aan xargoodii marnaba ka furin wuxuu weydiiyay Aaway nimankii kaa xirtay sirdoonka Masar. Wuxuu yiri korkii hore wuxuu saarnaa doonida dushaada sidii aan idhiye ku arkayaba balse ma aanan arkin markii aan doonida aan soo foonay aaway isaga halkuu ku baxay halkaa ayuu noo joogto. Qaybtii xigtay ee sheekada taariikhana ku saabsan basaaskii carbeed reer Masar Adam Sabri qaybta koobaad ka dib waxaan ku laabna doonaa nabd galiyoo Ramadaan Ramadaan.



