Thumbnail for Taxanaha Basaaskii Carbeed Adam Sabri (Qeybta 14) by MARACADDE SHOW

Taxanaha Basaaskii Carbeed Adam Sabri (Qeybta 14)

MARACADDE SHOW

10m 47s1,779 words~9 min read
AI audio transcription
Transcript source

AI audio transcription

This transcript was generated from the video's audio because no usable YouTube caption track was available. The transcript below is server-rendered so it can be read, searched, cited, and shared without opening the original YouTube player.

Pull quotes
[0:08]Waad kusalaamay daawade meel walba oo aad joogto kuusoo dhawoow qaybtii xidhiidhka sheekadii taxanaha ahayd ee ku saabsanayd basaaskii Carbeed ee reer Masar ee Aadam Sabri.
[0:08]Sheekadani waxaa tarjumaa saaxiibkaa Cabdiraxmaan Anteeno anigoo Maracadde ah ayeydaana idin lasocsiinayaa.
[0:08]Iiraan Shaha sheekadan waxaa sabab u ah dhanka tarjumaadaha wakhtiga maadaama bil barakeysan oo Ramadan lagu jiro.
[0:08]Inkastoo aan bixineyna dadaal kasta oo ku aaddan sidaan idin kula wadaagi lahayn qaybaha ugu xasaasisan ee sheekada.
Use this transcript
Related transcript hubs

[0:08]Assalamu alaikum. Waad kusalaamay daawade meel walba oo aad joogto kuusoo dhawoow qaybtii xidhiidhka sheekadii taxanaha ahayd ee ku saabsanayd basaaskii Carbeed ee reer Masar ee Aadam Sabri. Sheekadani waxaa tarjumaa saaxiibkaa Cabdiraxmaan Anteeno anigoo Maracadde ah ayeydaana idin lasocsiinayaa. Iiraan Shaha sheekadan waxaa sabab u ah dhanka tarjumaadaha wakhtiga maadaama bil barakeysan oo Ramadan lagu jiro. Inkastoo aan bixineyna dadaal kasta oo ku aaddan sidaan idin kula wadaagi lahayn qaybaha ugu xasaasisan ee sheekada. Qaybtaan waxay ku bilaabanaysaa. Ninkii ayaa markii uu dib uga soo baxay qolkii Minna Tawfiq isagoo usoo jeestay dhankii uu deggannaa Jimi markaasaa yaa Jimi ninkii wuxuu waydiiyay. "Hawlgalkii guul miyaad kusoo dhammaystirtay?" Ninkii waraarka soo qaaday ayaa markaasi ka dib wuxuu ku jawaabay, "Maya. Kuma aanan guuleysan sabab laxariirta." Isagoo aan weli sidii dhammaystiran ayaa wuxuu hadalkii kagalajarey Jimi oo markaasi wuxuu yiri, "Aniga wax fashilan ma aqbalayo, si fiican miyeyna makhaysey?" Ninkii wararka ku qaaday Aadam Sabri iyo Minna Tawfiq ayaa markaasi kadib hadalkii dib uga soo laabtey wuxuu yiri, "Laakiin waxaan ku guulaystay inaan kuu keeno macluumaad muhiim ah." Jimi oo canaha hoose ee indhahiisa ay ka muuqatey ayaa markaasi kadib markii hadalkaaasi uu maqlay careedii si hoose u dhacay isagoo markaasi waydiiyay su'aal ahayd, "Macluumaad cusub oo xaggee ayuu ka yimid macluumaadka?" Ninkii gaaban waraarka soo qaaday ayaa markaasi ka dib wuxuu yiri, "Ninkii aan u baahnayn inaan soo dhalino Aadam Sabri, wuxuu isku dayay inaan aniga i xibsoodo isla markaana dhanka sirddoonka Masar aan u adeego." Waxay arrintaan dhacday markii aan waararka iyaga aan ku fashilmay balse iyaga waararkii ay ka hor yimaadeen. Aniga si aan iidii aan xukoodooda aan u helo waxaan iska dhigay qof aqbalay damaciisa. Markaasi kadib Mister Jimi ayaa wuxuu bilaabay inuu aad uga fekero hadalkaaasi kadib markii shaki badan isaga oo qabay ayaa wuxuu yiri, "Aadam Sabri ayaa isku dayaya inuu adiga ku xabsado?" Oo aad la sheekaysid, Maqul maata markaa talaabadan oo kale aad u qaado? Bal ii sheeg, muxuu ku sheegay isaga?" Ninkii waaararka soo qaaday ayaa markaasi intii uu neef hoogsan uu qatay iskan adiga sidii qof macluumaad muhiim ah bixinaya wuxuu yiri, "Wuxuu ii sheegay inta labada xukuntii uu qaadi doono ay tahay." Inuu baari doono dhantada Dr. Alfred George, isagoo halkaasi ka baari doona nuqshada hoobka ah. In anaga na baari doono na, baaritanka oo jirno. Jimi oo weli kasheekeysan hadalka ninkaa oo ii sheegayay marka kale su'aal wuxuu waydiiyay, "Oo maxay tahay sababta xukuntu kuusheegay?" Ninkii ayaa markaasi kadib wuxuu ku jawaabay, "Wuxuu iga dalbaday inaan arrinka halkaasi aan idinka fowayo, ilaa laga gaadhayo maalinta biri ah kaaran aan lagelin ka danbe." Master Jimi ayaa kadib hadalkii dib uga soo laabtey wuxuu yiri, "Haye kadib maxaa dhacay?" Ninkii waararka soo qaaday ayaa hadalkii wuxuu ugu jawaabay, "Aniga waxaan iska dhigay sidii qof hadalkiisa uu garanayay oo kale." Waxaan sidaasi aan u sameeyay si aan kalsoonidiisa aan u helo." Jimi ayaana wax jawaab ah aan kabixin hadalkii ninkaa isagoo mar kale feker dheer galay. Indhaha ayuu isku qabtay la mar kii danbe oo kala qaaday isagoo dhoollacaddeynaya oo ku jawaabaya, "Orud ii yeer yarka xafiiska fadhiya. Waxaan doonayaa araga ah inaan fariin aan u dirnayee." Subaxdii xigtay markii la gaarey Minna Tawfiq oo keliya socotay ayaa waxay iska soo xaadireysa barxaddii hoteelka. Kadibna halkeedi ayey farisatay isaga oo Aadam Sabri sugaysaa. Minna ayaa markaasi waxa dharaankeeda soo jiitey nin aad u buuran sidoo kale jidh ahaan aad u xooggan, timo cadde ah. Wuxuuu ninkii oo bilaabay inuu daymada uu ka badbado iyadoo weliba qaab la fahmi karayey uu eegayey. Markaasi yaa Minna meesha ay ka soo kacday iyadoo u jehesatay dhanka xafiiska soo dhaweynta. Markii goobta ay tagtay yaa yarkii joogay goobta waxay ku tiri, "Waa kuma ninkaaasi buuran ee halkaasi fadhiya?" Yarkii xafiiska jooga ayaa markaasi wuxuu ugu jawaabay, "Waa Mr. Jean Dilon. Waa nin faransiis ah halkaana wuxuu u yimid shaqadii wuxuu u aganyahay qaybta aad degan tihiin qaybta ku deggan." Minna ayaa markaasi madaxa ruxday sidii ay in ay leedahay waan garanay, kadibna waxay umahad celisay yarkii xafiiska fadhiyay halkeedi ayeyna ku laabatay iyadoo markeedii bilaawday, ninkii faransiiska ahaa ayayna dhankiisa eegto. Ninkii oo qolka xaguu ahaa meesha ku cabbayay ayaa markii uu dhammaystay halkii ka kacay waxana u jeestay dhankii iyo qolkii uu ka deggenaa hoteelka. Markaasi yaa Minna waxay bilowday inay su'aalaha aan is waydiiso. Ma qoolmata in ninkaan xukuntii uu la leeyahay in u rabo inuu dhuntoo yee raadinta uu ku hayno? Maxay tahay sababta uu dhanka uu usoo kuraayay manta oo idil? 15 daqiiqo kadib waxaa goobta soo gaaray Aadam Sabri oo labis cajiib ah ku labisan. Kadibna Minna Tawfiq ayaa salaamay isaga oo u jehesatay dhanka iyo xafiiska soo dhaweynta hoteelka. Markaasi yaa yarkii qaybta soo dhaweynta joogay wuxuu waydiiyay, "Sidee aan kuu caawin karayaa, koobka oo dhan ah?" Yarkii ayaa markaasi kadib wuxuu ugu jawaabay, "Waddada ayaa si toos ah uu usocoonaysa ilaa aad ka gaar tid dhamadka jiidka, kadibna midi ayaaad uga leexanaysa. Markaad iskuus kaad gaarto, halkaaasi aad ka helaysa calaamad muujinaysa halka uu ku yaallo." Markii Aadam Sabri iyo Minna Tawfiq ay goobta isaga soo baxeen ama hoteelka ay ka soo tageen gaariga ayay soo raaceen, Minna waxay bilowday inay Aadam ay uu waranto ninkii faransiiska ahaa iyo qaabkii uu usoo eegayay. Markaasi ayuu galabkii wuxuu u raacay sidii uu leeyahay maxaa laga galay oo aan ka oognayn, isaga ayaa markaasi kadib wuxuu yiri, "Faransiiskaas wararkisa kamuu hayo, waa iyoo waxaan arkay isaga oo qolka hoteelka si kale ayuu u galayay." Sidoo kale wuxuu yidhi, "Albaabka ayuu xiray qaybta uu degen yahay iyo qaybta aan degenahay aanay jirin, intaasi kadib markii Aadam Sabri uu soo gaareay wadadii iskuusku, halkiina wuxuu u raabey Minni oo uu leexday dhanka bidix." Markaasi yaa Minna oo uu laayay wuxuu ku yiri yarkii xafiiska joogay wuxuu ku sheegay dhanka midig in ay idin leexatid, kumana uu usin dhanka bidix uu leexo. Aadam Sabri ayaa markaasi isaga oo dhoola cadaynaya weliba si kardhig ah u socday gaariga xawaarihiisa wuxuu yiri, "Waa haddi aan aad iila danka dumaa soo maan ahane balse aniga halkaasi aan u socano.

[6:03]Waxaan u socnaa halka uu ka shaqayn jiray Dr. Alfred." Minna Tawfiq ayaa markaasi kadib waxay tiri, "Sababta aan ogaaday meel qod dheyraad u tiri arrintaan, sidoo kale yaad u waydiisay yarkii xafiiska joogay si uu ku marin xaababsiyo?" Minna Tawfiq oo aan fahamsaneyn kaarto Sabri ayaa markaasi Adam wuxuu ugu jawaabay, "Waan sababta ninkii xalay aan usoo wareeray aan sidaasi aan uu sheegay." Minna oo yaaban ayaa markaasi kadib waxay tiri, "Maxaad ka cabsatay inuu qiyaana kuu sameeyo?" Aadam Sabri ayaa markaasi kadib wuxuu ku jawaabay, "Dadka uu kasoo jeedaa ayaan aqaanah. Marnaba kuma fekerin inaan aniga kalsooni dooda sii doonaan balse waxaan arrintaan iyoo xukanta aan ugu sheegay inuu ninkaa madaxa oo ah uu ugu ag dhawaado fashilkii uu soo wajahay inuu wax lagu helo." Minna ayaa iyadoo dhoollacaddeynaysa kadib waxay tiri, "Hadda yaan ku fahmey qorshahaagii oo dhan ayaan gartay. Waxaan doonaysaa in dadka kale aad marin habaabiso si ay u aadaan dhanka dhumaha ah." Anagane anaan dhanka goobta shaqada oo aan qorshe aad u fiican ah. In cabaar ah markii ay socdeen saacad kadib Aadam Sabri gaarigii wuxuu ku hor qotay mihii xarunta baaritaannada oo uu sidoo kale shaqsiga uu uhaystay Dr. Alfred George. Isagoo gaarigii ka sii deganaa ayaa Minna waxay waydiisay sidii ay u qorsheysay in xarunta baaritaanka maalin cad aan galno, kadibna aan fatahaad ama baaritaan aan kusameyno. Aadam Sabri ayaa soo ugu jawaabay oo yiri adiga meesha xagii aan ku galaynaa, Minna ayaa markaasi kadib waxay tiri hadii sidaasi ay tahay qaab nooce ah ayay doonaysaa inaan uu galno xarunta. Adam oo uu sii socday dhanka xarunta ayaa wuxuu yiri, "Xarunta qaab xoog ah kuuma galayno balse qaab caadi ah ayaan ku galaynaa anaga oo weliba albaabkeeda aan leexsanayna xili dadka oo dhan aanay wax arkayaa. Minna ayaa iyadoo yaaban indhaga tagaysa waxay tiri, "Sidee ayay kuu dhici karta arrintaan?" Adam ayaa wuxuu ugu jawaabay, "Aniga furaha isa caadi ayaan ku heli doonaa, waayo xal markii aan ka tagay waxaan qaatay talaabo ay san qaaday dhamaan sirdoonada dalalka kale." Anigoo uu kireystay xarunta baariska ah ee Dr. Alfred George." Minna markaasi kadib sacaddeeda ayay joojisay iyadoo dhanka Aadam soo eegtay waxaana ay waydiisay, "Waa kireystay laakin sidee u kireystay adiga Adam?" Aadam oo uu soo gaaray albaabkii xarunta furuhisina gacanta ku tagay ayaa jawaab siiyay wuxuuna yiri, "Sirdoonada kale sida ay u raadinayaan nuqshada hoobka ah, dhamaan toodu waxay doorteen inay qaataan talaabooyin sharci aahayn." Anigana sidoo kale ayaan uu fekeray, balse xaraha iyo qorshaha aniga uu soo dhacay, waxaan is weydiiyey sidii ay tahay faldhacanta xaaasi ah dhakhtarkaa, haddii aan ka dalbado inaan i kireeeyo xarunta baaritaanka dhakhtarka. Aniga oo weli iska dhigay nin aqanasanaya lacag xaddii oo ay isan deeyn karin, sidoo kale shaki badan aan ka awuuray, fekerkaasi kadib xalay ayaan aad u tukaday iyadoo, "In cabaar ah markii aan sheekeysanaay, ayaan qorshihiisa aan soo qondigaye." Ugu dambeeyntii in aan ku qanciyay aan ku guulaystay. Hatan waan kana xarunta aniga ay kireysatay cidna xoristaagi karaysaa ma jirto, si sharci ah ayaan ku galayna halkaan. Halkaan sirdoonada kale ku mashquuli doonaan in nuqshada ay ka raadi doonaan.

[9:16]Ma fahamtay adiga waxaasi aan hoos kaaga fududeeyay? Minna yiri, "Intaasi kadib inta xarunta ay galayeen jaakadoodiina ay iska siibeen, Minna ayaa ku soo jeestay isaga oo ku yiri, 'Waxaan isku daynayay inaan in aan nuqshada aan ka raadino goob kasta oo xaruntaana ka mida. Gaar ahaan goobaha ay degen yihiin Minnati iyo xarunta. Anigoo isku dayay in aan ka raadiyo nuqshada goobaha iska caadiga ah ee uu isha mar walba sida fudud u qaban karto. Waayo waa qasab in sirdoonka Ingiriiska hortii halkaan ay yimaadaan iyagoo nuqshada raadinaya. Goobahaasna ay ka raadiyaan. Sidaasi awgeed waxaan anaga dhankeena aan ka raadin doonaa goobaha ay adag tahay. Sidoo kalana aan marnaba aan la fekerin in wax lagu qarin karo. Waxaan nasiib aan ku leenahay haweeneydii oo u kaddagtay Dr. Alfred George iyo xarunta ka kireysatay aysan arrintaan waxba ka lasocon. Waayo iyagu wax ka ogaannaa ayay marnaba nagama kireysaneeyeen oo aanay naga hor istaagi karayn haday istaagi lahayd. Aadam Sabri markii hadalkii uu damaystay labadoodii hal mar waxay ka wada heleen shan ruux oo ku hareereysan oo bistoollada wata. Dhankoodana usoo taagey bistooladaha. Waxay nimankaaasi dhaxdooda ku jireen nin dheer oo malahiiran ah. Kaasoo ay u yiraahdeen Jimi Dhawoco. Jimi Dhawoco, inta gacmihiisa uu soo gashaday jaakaddiisa. Dhoolladeyn xoooggan ayuu kasoo muuqday wajigiisa isagoo weliba eegaya dhanka Aadam Sabri. Ayuu hadlay, "Maxay tahay waxyaabiihii uu ku dhaawaaqay Jimi Dhawoco, maxaase ka dhacay goobta? Halka ahay inoo joogto sheekada qaybta xigta, macluumaadka qaybtiisa kale inta aan kulumee dhono waxaan idinka tagayaa nabadgalyo."

Need another transcript?

Paste any YouTube URL to get a clean transcript in seconds.

Get a Transcript