Thumbnail for Taxanaha Basaaskii Carbeed Adam Sabri (Qeybta 12) by MARACADDE SHOW

Taxanaha Basaaskii Carbeed Adam Sabri (Qeybta 12)

MARACADDE SHOW

12m 27s2,030 words~11 min read
AI audio transcription
Transcript source

AI audio transcription

This transcript was generated from the video's audio because no usable YouTube caption track was available. The transcript below is server-rendered so it can be read, searched, cited, and shared without opening the original YouTube player.

Timestamped outline
Pull quotes
[0:10]Waan ku salaame dawada meel walbo aad joogtid ku soo dhawoow qaybta xigta ee sheekadii dacanaha ahayd ee Adam Sabri oo markani meel wanaagsan maraysa.
[0:10]Saaxiibki Cabdiraxmaan Antaynaa ayaa tarjuma anigu Maracada ayaan kula socdsinayaa.
[0:10]Qaybta xigtah sheekada waxay ku bilaabanaysa Adam Sabri iyo Mini Towfiiq waxay soo gaareen halkii wajehadooda ay ahayd iyadoo minna ay ka soo muuqatay.
[0:10]In cabaara markii uu eegay Minina gaarigii ayay dhankeedii ka soo degtay markase Adam waxa ay uga digay.
Use this transcript
Related transcript hubs

[0:10]Assalamu alaikum. Waan ku salaame dawada meel walbo aad joogtid ku soo dhawoow qaybta xigta ee sheekadii dacanaha ahayd ee Adam Sabri oo markani meel wanaagsan maraysa. Saaxiibki Cabdiraxmaan Antaynaa ayaa tarjuma anigu Maracada ayaan kula socdsinayaa. Qaybta xigtah sheekada waxay ku bilaabanaysa Adam Sabri iyo Mini Towfiiq waxay soo gaareen halkii wajehadooda ay ahayd iyadoo minna ay ka soo muuqatay. Qalqal xoogana wajiyedeeda laga dareemayo maadaama hoolka dadka dhawr cidla ay ahayd balse Adam Sabri oo aan ka qaslin ayaa gaaray inta u ka soo degtay wuxuu soo baxsaday Weynayso ama zoom kadibna wuxuu bilaabay inu guriga uu socdeeen ee toolada ku dhax yaala uu sheeda ka eego. In cabaara markii uu eegay Minina gaarigii ayay dhankeedii ka soo degtay markase Adam waxa ay uga digay. Weynayseeda ay markeeda ay u eegtay guriga ay baadi goobayaan isagoo ku yiri tani waa hadafka kowaad waa gurigeed oo ka kooban laba dabaq wuxu leeyahay laba albaab oo waaweyn oo beerte guriga loo sii dhax maro iyo albaab yar oo qaybta dambee guriga ku yaala sida muuqata wakhtigan xaadirkan waa cidla oo cidna majoogto. Markaasa intaasa cadaadsi eegay wuxuu yiri nus saacad kadib qoraxda waa dhi doontaa carladana muqda ayey noqon doontaa anagana wakhtigasi gudcurka ayaan guriga galeeydoonaa si aan u baarno. Mini Towfiiq oo ka cabtamaysay ayaa markaasay waxay tiri waxaad kala jeedaa daawaan hadii aan wax kalaga jeeda wax kaliga jeedaydaan siduu tuuga kale. Adam ayaas ugu jawaabay maya oo sidaasi ma samayn doono. Adam Sabri markaasay kadibna markale wuxu bilaabay gurigii inuu sheeda ka eego isagoo sugaya jawaabtii arrintan ka bixi doonta Mini Towfiiq balse uma aysan jawaabin iyado dalanyda sidaana anana habboon loo ma dhalmaysay. Mini Towfiiq oo aanay lugu ogayn sidu marwalba uu la dhaqmo Adam Sabri iyo qaabka ay ismaha la leeyihiin ayaa markasi kadib waxay hal malaysana filan aanu u tirimooda aanu ogeyn hadane aanay ka soo gudbin imtixaankii tijabadan ee muqaabaraatka ahaa. Adam Sabri oo yaaban ayaa markaasay dhankeedii soo eegay balse inta uusan eegin kaana uusan dhihin intii hadalkeedii soo watay ayaa wuxuu ku sii tiray. Mini hadal nugu yiri toobaq qaybta la dal dalan ka jwaasista inay tahay heegaygi oo fiicnaa uu na sarreeye. Sidoo kale in aniga aakhono aan u leeyahay hababka kale duwan ee dagaalka. Aynaa idheer tahay in aanu adeegsan karo nooc walba oo hubkaasi ka mida. Adam aya markasi ugu jawaabey. Maxa kan leedehay tabaradaada halka qol gal dabta aad gabar yahay. Ilaa haatan in ay imisu qolkadalo badan ayad qabatay. Waa maxay lagu gu tobana dereenkaaaga dagaalkaaga shaqadaada in aad isku dhex wada tid. Misa arrinkan qibradaydeyda ayey adiga ka tahay. Qaabka uu markaa Adam Sabri ula hadlay gabadha waxay ahayd qaab aad looga caroodo minina waxay go'aansatay inay iska aan us to aan us jawaabin waxana wajigeda ka soo muuqday xididada jirkeeda. Iyagoo dhiigii buux u gaaray ilaa darteed xitaa intii dheeray ilin xoogan ay soo buux dhaafisay kuwaasoo ay iska tirtay inay ka soo xoobtaan. Balse Adam Sabri dhamaan arrimahaasi ma uusan eegin taasi badelkeeda wuxuu ku mashquulsana saacadiisa. Isagoo waliba sidii in wax meesha aysan ka dhicin oo kale. labatan daqiiqo kadib Lug ayan guriga ku gaaray inta wakhtigaasa laga gaarayna kama hadli doono waxan shaqadeena ayay ahayn. Intaasi kadib wuxuu bilaabay inuu gurigii sheeda ka eego labadii wakhtigi laga gaaray qoraxdi ay naa dhacday muqudiga ah inuu soo muuqday markasi aya inta u ka yiri Mini Towfiiq wuxu ku yiri inamare howsheeda iminkay bilaabanayso. Halkii ayena labadoodii ay ka soo dhaqaaqeen ilaa gurigii ay ka soo gaareen waxanay ka soo booden derbigii kadibna dhanka beerta ay ugasoo gudbeen ilaa ugu dambeyntii ay soo gaaraan albaabka dambe ee guriga. Adam Sabri aya markasi kadib furista oo furay qfulkii ma ahan darabka guriga isago qaab xirfad leh waliba sidii tuuga oo kale qfulkii u furay kadibna gurigii ayuu galay iyaduna Mini Towfiiqay daba socotay. Markii guriga ay galeen ayaa inta u albaabkii hoostiisa u ka soo xirtay qaybta dhex ah wuxuu ula soo baxay bastooladiisa isago bilaabay inu guriga uu kaafwareego. Adam Sabri iyo sidoo kale Mini Towfiiq muda sadex saacadood ah ayey wadeen howsha baaritaanka guriga Iyagoo waliba geeyan waahan tisiib ay fataheen gaar ahaan goobaha la sidihi karayey. Dhakhtarka wuxuu ku qoriyey naqsadin oo ku ah ayey baadigoob ku jireen. Markii howsha raadinta ay ku daaleen wax soo naa'asa cadadayna aysan jirin Adam Sabri wuxuu Mini u yiri sida muqatan naqsadon aanu raadinayno. Halkaan iyo ma taalo, Mini oo daal badan oo ka muuqda maadaama ayadoo safar dherirka ah ay imaday marna anana nasan hadana sadax saacadood baaritaan ay ku jirto ayaa waxay u jwaabtay. Waanku raacsannahay middaasi. Waa ayo? Kadib baaris taani iyo dheeray ah aan samaynay oo malayn maaya in ay halkaani wax ku qarsanyihiin. Kadibna Mini Towfiiq waxay u fariisatay kursigii meesha yaala iyadoo farta ku fiiqay bakadeeda oo bartamaha qolka ku taala waxay u tiri. War muqaalkan eeg war baakad qabays ah oo bartamaha qolka ku dhex taalla. Sidaan Dan ayay u qarisay. Waxayna ila tahay dakter Alfred oo lahaa arrintan fanankii Jaciil. Adam wuu iska indhatiray hadalkeda waxayna markasi kadib wuxuu yiri Hagaag iyadaa kula tagaya Dhaktarka oo ku qorin doona naqshada ka hor inta aysan Mini aysan hadlin waxay maqleen cod aad uga dhex ladsan guriga dhexdiisa kaasa isadaa dhexda ah ayuu ahaa calaa kulli xaal halkaanay ma ahayn wax naqsad ah oo kuban. Wuxuu qofkaasi ku hadlaya luqada ingiriiska oo ka muuqanaysa inay taasi jaceybka oo kale. Adam ayaas markasi kadib dhankii codka u ka maqleey ku jeestay isagoo bastooladii ku aadiyey balse wuxuu arkay sadex nin oo gacmaha ku sito hub aad u culus isagoo hubkaasi dhankiisay ku hayaan. Muqaalka ninka ka kooban wuxuu u muuqday in ay ka soo jeedeen bari fog waxana wax muuqda aheyn in ninka buurnaa ee dhexda ku jiray inuu ahaa taliyeehoodii oo ay ahayd qofka hadlayey isagoo ah. Markale ninka buuran isagoo lahjado adag oo ingiriiska ah ku hadlayayna ayuu wuxu yiri shaki la'aan adinka waxaay tihiin sirdoonka masar maadaama aad luqada Carabiga aad ku hadleysaan. Miyaa san sidaasi ahayn? Adam Sabri markaasay kadib bastooladii hoos ayuu u dhigay sababta oo ah qoryo culus ayey heesteen ragga ka soo horjeeday wax fursad ahna ma uusan heysan inu bastoolada u ku siiyaayayna uu wax faaiida ah uu isan jirin markasi Adam duul duulay wuxuu yiri sida muqata idinkana waxaad fahmaysaan luqada Carabiga hadii aysan midasi jirin lahayn su'aashi ingiriis ka jaceybka kuma jawaabteen. Ninki buurnaa ayaa markaasay kadib hadalkii qaatay wuxuu yiri su'aalihii kale ee kaleey ayad ka jawaabaysa xaqa uma lihid adiga in aad wax su'aal ah aad ku waydiiso aniga u horaynayna inaad bastoolada dulkada iska dhigtaa ayaan ku amrayaa. Adam Sabri ayaa markaasay kadib gacantiisa kalya furay bastooladiina dulka ku tuuray isagoo waliba dool cadaadayna waxana uu yiri waa wax laga xumaado in aad halkaan aad soo gaartay isla wakhtiga uu caqligeda uu ogaaday halka ay naqshada ay ku qarsantahay. Ninkii ayaa markaasay kadib daymadiisa badan ee ka muuqday ku soo fiiriyey dhanka Adam Sabri isagoo yiri Il biriqsi ka hor naftaada ayaad waydiinaysay halka uu ku qarsanyahay naqshada hubka, markaa aniga mid qunbaad iimalaysaa marka aad been hawaastaad aniga igu shegeyso. Adam Sabri ayaa markaasay kadib farti ku fiiqay dhankeedii iyo barkada qolka ku dhex taalay isagoo yiri waxaan sharad ku galay Adam xitaa inaad baartaan aan ku samaynin barkadaan iyo fashankan. Waliaga horey u ma maqashay mikrofilm waa film xasaasi ah oo muqgiisa aad u yar yahay xitaa aad awood u leedahay inad saacadad ku qarsato. Markii ninki u hadlay Adam Sabri aya hawga shaki hor leh u galay kadibna wuxu bilaabay inu eego dhankii iyo barkadii isago markasi ku yiri labada nin ee la socday. Sifcaan u baar barkadaasi hadii aad ogaadan ninkaasi inuu igu ciyaaray isla wakhtigan halkaan aan joogo ayaan ku toogan doonaa. Labadii nin ayaa markaasay kadib waxay u degaan degeen dhankii iyo barkadii ayey bilaabeen inay baaris ku sameeyaan. Derbiyadii iyo farshaxankeedii iyado minina indhaha ay ka daawanayso waxa meesha ka dhacayey. Mini ma aysan ogeyn in Adam Sabri uusan ahayn nooca nin kaase fudud isku dhiiba sidaasi awgeed waxay islahayd shaki la'aanta labada qorsha ayuu ka watay.

[8:00]Adam dhankiisa wuxuu ahaa mid agariisa wuxuu qallqalla ka muuqday iyo isgoo ninki buurnaa oo qoryihiisay ku hayay Adam Sabri sidoo kale wuxuu yiri dhanka ay labadii nin ee barkada ku dhex jireen. Adam Sabri wuxuu u taagnaa darabta barkada halka ninkii buurnaa u taagnaa darawkeeda kale. Mudadii baaristayda halkaasi labadoodii ay ku wadeen halmar ayey noqdeen kuw u dhacaya Adam Sabri iyo ninki buurnaa ayaa qoryihii ku hayay Adam. Ninki Adam wuxu bilaabay inuu si daran uu gabyayay ah oo qunfuco kadibna wuxu bilaabay inu gacantiisa uu ulaa oo sidii inuu ka baqayo mandilkiisa oo kale. Balse Silvaan wuxu ula soo baxay daawadii oo jeebka u ku jiray isagoo kiniinihii ku dhex tuuray dhanka iyo biyaha barkada. Markaasi ayaa biyuhu waxay bilaabeen inay u muuqdaan sidii kuwa tegay oo kale. Waxana ka soo baxay qaylo xoogan. Labadii nin ee barkada ku jiray ayaa markaasay aad u argagaxay iyagoo dedeg barkadii uga soo baxay.

[8:51]Ninki buurnaa ayaa markaasay wuxuu bilaabay inuu ku qayliyo. Falaadimir Niikof, Falaadimir Niikof. Isagu hor leh dahay ah oo hubka ku dhex qabtay. Labadii nin waxay ogaadeen in wax Adam Sabri barkada u ku dhex tuuray ay ahaayen maada gaas sumaysan taasa suurta galday inay labadoodii ay disho. Adam Sabri u ka faa'idaystey afowda meesha ka dhacday ayuu markaasay dhinac kale ee barkada intii u booday ninki buurnaa oo qorya ku hayay. Mini ayaa dhankeeda wuxuu ku booday bastooladii Adam Sabri dulkii ku tuuray markasea gaddaal waxay ka qabatay ninki buurnaa iyadoo ooyey. Estagfurullah hobka iska dhig. Darbadayda Adam Sabri ayu hubkii ayan ku celiyey ninki buurnaa xili labadii nin ay kalana barkadii ka soo baxeey. Markasea Minina inta ay mandilii soo baxday afka ay ka saartay si ugaaska sumaysan u gaaro. Ninki buurnaa oo laba xaalladood oo kala dara dhexda u ku jiray midkoodna u yahay gaaska sumaysan ayuu wuxuu yiri. Wa hagaag waan istiibay balse marka hore waa in aan halkaan aan ka baxnaa hadii kala dhamaantiin gaaskan an isku sumaysan ayaan ku dhiman doonaa. Adam Sabri ayaas markase qasliinta ula dhaqmay wuxuu yiri. Oo maxa tiri gaaska an isku sumaysanahay. Mini ha raacinayso adiga sidii macquulka ahayd u ku tahay in daawa yar oo lagu talagalay daaweeyada shaasha ka soo buraaya gaas sumaysan. Sadexdi nin oo yaaban ayaa markaasay siyaab la ula dhagegan Adam Sabri iygoo il daran oo wajigoda ka muuqdo maadaama Adam Sabri fursad muhim ah iska gadaay in tii islahayyeen nafsadeenu lama baxsaday. Mini Towfiiq oo aad u yaaban ayaa markaasay inta mandilkii ama tiishkiii yaray wajigeda iska qaaday waxay ku tiri daawo lagu tala galay aasha tadaa nooftada ayad ku qabatay oo rag dareen xoogan ugu duushay adiga ku dagaagalay daawayar oo aan wax dhib ah aynaan awoodeen

[11:01]Adam Sabri ayaa markaasay kadib sadexdii nin oo soo jeeday isagoo ku yiri marba hadii aydaan waligeen gacanta aan ku dhigin naqshadan haatan wax walbaay idin meeley. Kaliya hubka yaan idin kala wareegayaa waayo dowladeenii waxa ay daawaday sababtay oo ah waxaan idin dilno. Markaa aan idin dhabaynaynin. Markana in ay il biriqsiiga haystaan, intaasi kadib Adam Sabri ayaa ninkii qolka gabdhaha dulucday saray isagaa iyo Mini Towfiiq oo soo raacday isagoo waliba sitaa hubkiisa sadexdi nin. Intii jidka ku soo jireen oo hotelka u soo socdeen Minina ayaa waxay Adam Sabri waydiisay. Maxaa sababay hab dhaqankan caajibka ah Adam oo waayo waxay isku qabyeen inay ku dilaan balse adiga middaasi ma aadan samaynin.

[11:43]Adigoo kaliya hubka kala wareegay. Noloshana ugasoo tegey xil ayan aniga an ku talinayay inaad ku toogato. Kamaadan cabsanayna iyaga inay ku toogalaan. Waxayna ila ahayd in ay ku geystaan. Adam Sabri ayaa markaasay kadib Mini Towfiiq wuxuu ugu jawaabay. Aniga ma jecliye arrin fushaa ah balse sababta ah inta aysan isku soo kicin aniga waxaan ka qabsaday ma jaran. Mini Towfiiq oo aad uga yaaban oo kalay soo niri xadaabka Adam Sabri isku qabatay ayaa markaasay waxay ku tiri. Wa hagaag halkee ayaan marka diiradan saaraynaa oo baarista xigta aan ka digana. Halkaa ha ino joogto qaybta xigta ee sheekada ku saabsan basaaska Carabta ee reer Masar. Adam Sabri. Qaybta qayrtaana an ku kulmi doonaa naabka leh. Ramadan.

Need another transcript?

Paste any YouTube URL to get a clean transcript in seconds.

Get a Transcript