[0:07]Assalamu alaykum. Waan ku salaamayaa daawadayaal meel walba aad joogtid ku soo dhawaada qaybta xigta ee sheekadii taxanaha ahayd ee ku saabsanayd Aadam Sabri Basaaskii Carbeed ee reer Masar. Qaybaha dhexe ee sheekada ayaan isla soo qaarnay saaxiibkay Cabdiraxmaan Aantenaa ayuu ahaa tarjumay. Anigu Maracade ayaan kula socodsiinayaa qaybtaan waxa ay ku bilaabanaysaa Aadam Sabri markii hadalka uu dhammayay labadoodii hal mar waxa ay ka war heleen shan ruux oo ku hareereysan oo bistooladaha wata kuwaasoo bistooladaha dhankooda ku soo taagaya. Waxana dadkaasi dhexdooda ku jira nin dheer oo madaxayran kaasoo ay ugu yeerayeen Jimmi Dawaaco. Jimmi Dawaaco ayaa inta gacantiisii uu gashaday jeebka jaakadkiisa dhuul laacdeyn xoogan ayaa wajiggiisa ka soo muuqatay. Isagoo waliba eegayay dhanka Aadam Sabri waxuu yiri, "Waxba baaris isku daalin Mr. Sabri. Waayo annaga halkaan si adag ayaan u baarnay waxna kama aanan helin. Aadam Sabri waxa uu dhagax kama uusanaan muujinin arrintaasi. Markii uu hadalka ninkii uu maqlay waayuu dul laacdiiye isagoo yiri, "Waa i farxad adiga in aan halkaan waxba adiga aan ka helin. Waayo tan waxa ay ka dhigan tahay in natiijada loogu lanka aan wali lagu dhawaaqin. Jimmi ayaa markaasi hadalkii ku soo laabtay waxaana isagoo ku qoslaya waxa uu yiri, "Waa bayaar leedahay wali raja ayaad nasiib leedahay oo maahan mid kale. Mid kale ayaa ku yiri in aad tartan qaybta aad ka siyaahaneysato. Aadam Sabri ayaa dhankiisa waxa uu ku jawaabay, "Lahjada aad ku hadlaysaa waxa ay qofka ku beeraysaa. Shaki ayuu ka qaaday jinsiyaddaada balse muuqaalkaaga hab dhaqankaaga iyo dhammaan tilmaamaha kaa muuqda waxa ay ii cadaynayaan asalkaaga iyo waxa aad tahay. Jimmi oo aanan ku faraxsanayn hadalkii Aadam Sabri ayaa markaasi waxa uu yiri, "Waa ka shallaayn doonta hadalladaa daboqaniibada ah ee aad ku hadlaysa. Kadibna waxa uu ku jeesiyay dhankii nimankii la socday isagoo ku yiri, "Hala ga taha qalooloosho. Jimmi xilligaasi waxa uu ku fikirayay in sahlan ay ku dili karayaan Mr. Sabri balse Aadam Sabri waxuu ahaa sir gal arrimaha nooc walba ah oo kala wareegay. Sidaasi awgeed jaakadkiisii oo gacantii uu ku sidday iyo Ilbirqsiya gudhooda ayuu ku tuuray waxaana uu u tuuray dhankii nimanka. Isagoo oo meesha taagnay dhanka kala u riixayay isagoon habadiisa heli karayn kadibna waxa uu harraantii ula dhacay ninkii ugu soo dhawaa ee bistooladda haystay. Aadam Sabri waxa uu u ahaa Ilbirqsiya masiiray waxa uu ogaa hal qolad uu ku dhaco in ay naftiisa halis galin karto isla markana aan u weyn karin. Waxa kale uu ogaa haddii gacmaha lagu laabto in qorta loo jarayn doono. Sidaasi awgeed waxa uu bilaabay inuu sidii duufaantii kale. Oo afar nin oo la dagaalamo iyadoona Jimmi uu yaabka u kaliya ka soo haray. Nin oo dhankeeda durbadiiba ay ka yeertay ayaa markaasi bistooladadadii la soo baxday waxaana ay bilaabay inuu ku qabato dhanka Jimmi Dawaaco. Waxana uu u muuqatay raggi Jimmi la socday in ay isan baqaynin oo bar lama mida midka uu Aadam Sabri haystay. Aadam Sabri oo xarbiintiisii ku jira ayaa markaasi labo kamida ragii uu la dagaalamayay bistooladoodii la wareegay. Aad ayuu isu dhawaayeen wax habana lama ay san helin Mr. Aadam Sabri waayo habadii dhacday isaga kaliyaa ma ay san helin sidoo kale na iyagaba ayay ku dhici kartay. Xilli xaal ka sidaasi uu yahay ayaa mini Tawfiiq bistooladii madaxa waxa ay ka qabtay Mr. Jimmi iyadoo ku tiri, "Ciidankaaga amarka ku sii in hubka ay dhigaan ka hor inta aanan maskaxda gacmaha ku saarin. Jimmi ayaa markaasi waxa uu ku baaqay in dagaalka la joojiyo kadibna waxa uu eegay dhanka Aadam Sabri. Isagoo ku yiri Mr. Sabri haddii aad doonayso waan heshiin karnaa. Aadam Sa waxa uu ku jawaabay, "Ma sida aan aniga aan ku heshiin karno iyadoona aysan jirin dowladina noo dhaxeysa. Maya saaxiib howsheeda ma ahan in aan heshiisiin aan galo. Adiga qof aad qiyaanantid halkaan ma joogayo. Mr. Sabri uma malaynayo in hadda maankaa uu ku jiro annagoo dhan in aan halkaan nagu ahayn. Miisa si daasi ah ayuu ahaa ayaa la weydiiyay. Wuxuu ku jawaabay, "Haddii aan doonayo in aan idinka aan idin dilo mar kasta ayaan idin dili lahaa. Ninka aan magacaaysaa qooreno balse haatan arrintaan qorshaheeda igu uma jirto dalkiina. Balse haddii aad idinkii uu qasibtiin waa goonidayda. Kadibna ninkii wuxuu ku jawaabay, "Maya kuma qasbi doono midaasi waxaan ku huuba in aan halkaan aan ka dhaqaajin doono heshiis la aan. Laakin maxay tahay sababta aadan idinkii aan ka imaanin dhanka duniida Doktarka maxaad halkaan ka soo doonteen ayuu su'aal aan la weydiiyay. Jimmi markaasi kadib waxa uu yiri, "Anniga markii aan Yacquub weydiiyay in la soo heshiisiiyo isla markana aan fortay dhanka doonida in uu aniga iga fuqayo isla markaasi aan ogaaday in qorsha kala ahayd. Waayo waa nooga dhammaatay in aysan wax shaqo ka isan ku lahayn howlahay sir doonka. Waxaana kale aniga hore aan u ogaa in aad booqatay guriga duniida Doktarka ee uu baadidhaada London ku lahaa. Sida iska muuqata halkaasi waxba kama aan soo helin ilaa haddii aad wax ka soo heysay baaris ma aanan si wadayni halkaan ma aanan imaanteen. Markaasi ayaan anigii aan is fikiray waxaan aan ogaaday goobaha uu habeen oo aad baaris taasi ka sii wadi karto in ay tahay xarunta uu ka shaqaynayo Doktarka. Sababtaasi awgeed ayaan saaka xilli hore halkaan aan u imaaday. Anigu waliba goob waliba oo xarunta kamida baaris waan ka sameeyay balse waxba ma aanan helin. Ilaa waxaan dambeentii aad ayuu halkaan ku imaatay. Aadam Sabri markaasi kadib dhanka daaqada ayuu u dhaqaaqay isagoo labadii bistooladood gacmaha uu ku jiraan. Waxaana uu daaqada kaliya daahiisa saarnaa. Kadibna intuu uu dul laacdiiyay dhanka Mini Tawfiiq uu soo eegay waxaana uu yiri, "Waxa uu u muuqataa irrida Yuusuf iyo Iinka in ay halkaan ay imaatay. Sii ay goonidooda hoos noqdeen heshiiska aan geli doono. Mini ayaa markaasi kadib dhanka daaqada ayana soo eegtay waxaana ay aragtay gaarimoodoo xarunta hortiisa baakin lagu galinayo. Waxaana gaarigaasi ka soo degtay nin jidh ahaan aad u weyn waji balaarnaa. Waxaana dhanka sintihiisa ugu xirnaa bistoolad si caadi ah loo arki karayay. Ninka sidoo kale waxa la socday labo nin oo sidoo kale huban waxaana ay ugu soo dhawaadeen dhanka albaabka. Markaasi ayuu Aadam Sabri isagoo ku qoslaya waxa uu yiri, "Waxa ay rabeen in ay kuwaan ay nintalaan dawladda adinka mar walba idin nacday. Sow sidaasi ma ahan. Jimmi oo qabkaa amarka hadalkaa inuu ku faraxsan yahay laga dareemay ayaa markaasi waxa uu yiri, "Haatan waxaan ku qorayaa in aad is dhiibto hubkaana aad is dhiibto. Waayo sheekada faraheeda waxa ay ka baxday xaal keeda. Waana la yaabay marba haddii ay ragaan halkaan dhismaya aan soo galaan. Aadam Sabri oo bistoolada madaxa ka saaray Jimmi ayaa kadib waxa uu ku yiri, "Waxa uu muuqataa in duruuf ta haatan ay ku qasbi doonto in aan adiga kuu dilo markaas. Jimmi ayaa markaasi cabsi yar dareemay isagoo hoosta ka galay dhankii nimankii la socday. Halka Mini ay cabsi dareemeen raggan ay hubaysan ee xarunta soo dhawaanayay ayay ka baqday. Markaasi aya Jimmi dhankii Aadam soo eegtay iyadoo fiiro ay saartay tallaabada xigta uu qaadi doono. Aadam Sabri wax cabsi iyo walwal toona kama ay san muuqan. Waxa uu eegay dhanka albaabka xarunta waxaana xigay in albaabka si tartiiba loo soo furo. Markaasi ayuu Aadam albaabkii u dhawaaday halkii Mini ay bistoolada ku haysay nimankii Yahuuda ahaa ee gudaha ku jiray. Markii albaabka la soo furay sadexday nin waxa ay isku ilaaliyeen gudaha oo ay galeen xarunta waxaana hal mar la kulmay. Waxa ay san fileynin waa Aadam Sabri oo laba bistooladood gacanta uu ku sitaan dhankooda na uu soo taagaya. Mini oo Aadam Sabri dareensiinaysa ahmiyadda ay leedahay sida wadajirka ah in loo shaqeeyo ayaa markaasi waxa ay ku tiri, "Haddama wax walba faa'iidooyinka ay leedahay in aan keliya aad howlgallin qofka caawiyayna aad u baahantahay mar walba. Balse maxaad samayn lahayd maanta haddii aad keliya aad ahaan lahayd?" Aadam Sabri ayaa markaasi ku jawaabay, Shan tanina aan xirxiri lahaa, kadibna waxaan toobasho ku dili lahaa saddexda nin ee agtiina. Mini oo markaasi ka yaaban jawaabta fududdii Aadam Sabri uu soo bixiyay ayaa waxa ay tiri, "Mr. Sabri adigu waa qof fudud tahay. Aadam Sabri waxa uu ku jawaabay, "Waa maxay waxa idin fali doontaa in aan samayn doono. Mini ma is dhiibi doonaa, ma aanan cararo. Intaasi kadib Aadam Sabri oo gacanta salaalay hubkii uu haystay ayaa raggi amarka ku siiyay in ay dhinac u leexdaan. Kadibna wuxuu amaray in gaarkooda iyo gaarka kale ee xiran waxaan uu ogaa in isagoo joogista goobtana waxa uu dibata ahayd in isagu uu soo gaari doono markaasi si degdeg ah uu uga soo baxay. Iyadoona Mini Tawfiiq ay soo raacday. Markii banaanka ay soo bixiyeen Mini waxay weydiisay Aadam, "Halkee ayaad haatan u dul deeqsatay?" Aadam markaasi wuxuu ku jawaabay xilli uu gaariga xawaarihiisa sii kordhinayay. Waxa hor taalla fursad naadir ah. Aniga waa inaan fursadda iska faa'iidaystaa. Waayo haatan labada dawladooda ayay ku qasban yihiin in ay loolanka iska labaxaan. Waxaan hor taalla fursad aanan ku raadin karno guriga Doktar Alfred ama dawladdiisa qas kaa ahayd. Balse maadaama xarashkiisii ay ugu soo tahay guriga. Waxaan howsha ka bilaabi doonaa doonida Doktarka. Aniga waxaan rajeeynaa in meeshaasi mushkilad kale aanan kala kulmi doonin. Waayo mushkiladda dookta ah dacda laba mid ah aan doonteen oo ah in ay kuweey horreeyay oo lagu hoobiin doono. Intaasi kadib Mini Tawfiiq waxay aragtay Aadam Sabri oo ka sii baxaya magaalada London markaasi waxa ay ku tiri is lahaayda Mudane. Xuduudihii waad ka sii baxaysaa. Aadam Sabri oo qoslaya markaasi wuxuu ku jawaabay, "Ma waxaad mooday in dawladaha ay taala magaalada London?" Mini ayaa markaasi waxay ku tiri, "Laakin adigu haatan ma aanan dhigan kibka duniidaha ayaa marka hore aan aadaynaa. Haa waan ku dhan ah middaasi. Waana xaqiiq qiiqo inuu ku yaalay bartamaha magaalada London. Balse halkaasi waxa ay ahayd kaliya xarun ay ku kulmaan ragga dumaaha leh. Aniga waxaan ku jiheynaa dhanka dakedda halkaasi ay doonida ay taala. Xilli Aadam Sabri iyo Mini ay ku sii dhawaadeen dhanka iyo dakedda Jimmi iyo nimankii la socday waxay iska fureen xarigii ay ku xirnaayeen. Markaasi ayay istaageen midka mid ragii saddexda ahaa ee galada keenay isagoo yiri, "Ma aragtaan haatan sida xaal ka u yahay? Tani waxa sababo u ah sir doonkii. Waayo waxaad ogaalateen hal nin inuu idinka aan kaa diido sidaana ayan weeydi karin. Jimmi ayaa asagoo ku jawaabay Mr. Jaamac is idhiigaysay. Ninka aan wajahaayay waxaan ku huuba in uu aanan caadi ahaan waana mar dhalay ay adag tahay in la guulaysto. Adigii xitaa waad aragtay waxa uu samayn karo. Jimmi ayaa markaasi calaaca xukoo galay isagoo ka muuqatay waxa uu yiri, "Shaydaan ha ahaado ama Ibliis. Taasi cuduuda idinma aan noqoneyso adinka. Gaar ahaan aniga sir doonkii aan xaruntadaad geysan. Xaalad cayn kaan oo kale aan la dhacdhacayd istaagaan. Kadibna intuu uu soo dawaaday ayaa Jimmi ku luusagii uu ku degay waxaana uu yiri, "Si fiican idhiigaysaa oo ogow in haddii xaal ka sidana uu ku socdo aan joojin doonaa taageerada aan mashruuca aan idin ku siinayo. Jimmi markaasi kadib wuxuu ku qayliyay, "Maya, maya, sidaasi ha samaynin, sidaasi maahan. Go aan caynkaana uu qaadan. Waayo adiga iyo aniga ba waan oganay in aan aniga aan idinka aan idin la aan ahayn. Intaasi marka hadalkiisii uu yiri kadibna wuxuu u sii daba dagay inta uu markaasi la soo taagay haatan waan garanayay halka uu jiheystay sagaalka masaaridada ah. Dhanka kale Aadam Sabri iyo Mini Tawfiiq waxay soo gaareen dhanka iyo dakedii. Markaasi ayuu Aadam Sabri oo duniida dakedda taala farta ku fiiqay waxa uu yiri, "Ma aragtaan waan duniida Doktar Alfred wuxuu ahaa nin aad u jeclayd badnaa xiddada iyo ka loomaysiga. Mini Tawfiiq ayaa markaasi kadib waxay weydiisa, "Laakin sida ayaan ku gaari karaynaa doonidaas korkeeda?" Aadam Sabri waxuu ku jawaabay, "Marka hore waxaan isku dayi doonaa in aan kelaysano. Haddii qorshahaasi uu fashilmanna waan ku gudbin doonaa markaasi waxaan isku dayi doonaa inaan isku xirno. Intaasi kadib Aadam Sabri iyo Mini Tawfiiq waxay u jeesteen dhankii iyo xafiiskii dumaaha. Markii ay galeen waxa la kulmay sarkaal kii masuulka ka ahaa goobta iyo ogos oo soo bandhigay qorshii ay ku gartaan lahaayeen. Ninkii waad uu yaabanaayay markaasi kursiigii uu ka kacay isagoo ku qayliyay, Waa maxay horraanta sheekada doonida ah ee aan adiga laga guddoojin mayay? Waa talabadii shanad ahayd oo maanta keliya ay soo gaaray. Oo doonida la xiriira kaasoo doonaya in lagu kariisto. Intaasi marka uu yiri kadib dhankii Aadam Sabri ayuu soo eegay isagoo soo dhawaanaya waxa uu yiri, "Maya mudane. Doonidaasi ma ahan mid keena sidoo kale wadahadal xitaa lama gelin karo. Haatan waxaan idin ku doonayaa halkii aad ka timaadeen in aad siddaa nabad aad ugulaabataan. Aadam Sabri oo deganaan ay ka muuqato ayaa waxa uu soo eegay dhankii Mini Tawfiiq isagoo ku yiri, "Waxa uu u muuqataa in aan hal kale aanan haynin oo aanan ka ahay in aan doonida aan xadno. Halka aan joogto qaybta xigta ee sheekada ku saabsan basaskii Carbeed ee reer Masar Aadam Sabri. Anigu Maracade ayaan idin kula socodsiinayaa qaybtaani intaan ku kulmi doono. Nabadeelyoo.

Taxanaha Basaaskii Carbeed Adam Sabri (Qeybta 15)
MARACADDE SHOW
12m 5s2,170 words~11 min read
AI audio transcription
Transcript source
AI audio transcription
This transcript was generated from the video's audio because no usable YouTube caption track was available. The transcript below is server-rendered so it can be read, searched, cited, and shared without opening the original YouTube player.
Pull quotes
[0:07]Waan ku salaamayaa daawadayaal meel walba aad joogtid ku soo dhawaada qaybta xigta ee sheekadii taxanaha ahayd ee ku saabsanayd Aadam Sabri Basaaskii Carbeed ee reer Masar.
[0:07]Qaybaha dhexe ee sheekada ayaan isla soo qaarnay saaxiibkay Cabdiraxmaan Aantenaa ayuu ahaa tarjumay.
[0:07]Waxana dadkaasi dhexdooda ku jira nin dheer oo madaxayran kaasoo ay ugu yeerayeen Jimmi Dawaaco.
[0:07]Jimmi Dawaaco ayaa inta gacantiisii uu gashaday jeebka jaakadkiisa dhuul laacdeyn xoogan ayaa wajiggiisa ka soo muuqatay.
Use this transcript
Related transcript hubs
Watch on YouTube
Share
MORE TRANSCRIPTS


