[0:00]Ramadan Kareem Kareem Kareem. Asalamu Alaikum, waan ku salaamay daawada meel walba ay joogtid waxaan ku leeyahay Ramadan Kareem. Allah ha inoo suuro galiyo in aan si toos ah oo ku wadaagno macluumaad iyo ku takhasusid ah oo ku saabsan dhammaan qoonqorsooyinka iyo macluumaadka la xiriira barista. Sheekadan waa mid kale oo waxa ay xisaab badan aan ka dhax heelnay sheekooyinka aad u tiro badan oo ku saabsan dhanka sirdoonka aan insha Allah hadii waqtigeena noo saamuxo aan dooneyno inaan idin la wadaagno. Inkasto magaca sheekadan aan markii hore idin la wadaageen qaybta hore ee sheekada ayaan markan eegaynaa. Waxa ay si xoogan u yeeshay codka diyaaradaha lagu talagalay in barashuutada lagu boodo. Xiliga diyaaradaha ay duruuraha ay dhax maraysay. Gudaha diyaarada bartamahiisa waxa taagnaa wiil dhalinyaro ah oo da'diisa ay sodomeeyadii ay tahay. wuxuu eegay albaabka hore ee diyaarada oo furnaa kaas oo lagu talagalay in laga boodo. waxa indhihiisa ay qabanayeen isagoo dul heehaabayo duruuraha diyaarada dhax jibaaxaysay. Halka dhanka kale oo ah hawada sare ugu muuqday sidii inuu yahay mid aad u yar. Isagoo sidii meesha u taagan walina hoos u eegaya ayuu wuxuu gadaal uga maqley codka taliyaha hawada oo ka mida ah askartii ciidanka barashuudka. Taliyaha ayaa wiilkii yiri waxa uu ku yiri iska hubi in barashuutka si loo talagalay uu u xiran yahay isku diyaarinaad boodo. Wiilkii dhalinyarada ahaa durba wuxuu baaris dheer ku sameeyey barashuutkii uu watey, kadibna wuu dul eegay xili uu maqley taliyihii barashuutka oo ku leh jiid xariga barashuutka marka aad marayso 11000 oo go'an marwalba oo aad gaadho inuu haristaada kugu siii kordhiyo hadii aan xariga jiidin me maqleysa? Aadam sabri ayaa waxa uu ahaa ruux dhalinyarada in laga sheekaynayo. Markaasi kadibna suulka ayuu u taagey taliyihii sidii inuu leeyahay si fiican ayaan kuu fahmay. Kadibna taliyihiisi ayaa wuxuu waydiiyay sheekadii ka horaysa xariga ku jiidayo. Taliyihii ayaa markasi inta afka ku kaloodshey inuu fikirayo kale wuxuu ku yiri. marka aad amreysid waa inaad ku dhowaadaa 11 ama 18 balse wuu helesay xiligaasi badan tahay laakin samaynta sababta su'aasha inuu waydiiyay. Aadam Sabri ayaa markasi markuu dhoola cadeyey isagoo iska dhigaya inuu taliyihiisi ugu jawaabayo su'aashii la waydiiyay. Albaabkaasi kadibna wuxuu maqley taliyihii oo ku qaylinayo: waa xiligii boodidii is tirahday, labo, koow, bood bood bood. Aadam ayaa markaasi isagoo daqiiqad aan fikirkii hore ka duuleyn, waxaan jirkiisii uu bilaabey inuu ku dabaasho hawada sare isagoo isla xiligaasi uu wadatirinteeda joogo hawada 1000 iyo 1, 1000 iyo labo, 1000 iyo saddex, ilaa 1000 iyo todobada ka gaaro. Taliyihii barashuutka ayaa markaasi Aadam Sabri markii uu booday kadibna dhankiisi u eegay, markaas ayuu intuu qoslay wuxuu ku yiri: Allah muxuu wiil geesiya yahay. Waana midka ugu geesisan ciidankeena laakin waa muxuu sameeyey ninku. Xiligaasi Aadam Sabri tariintiisa ayuu wali si hoose oo hawada sare dhax jibaaxayay walina xarigii barashuutka aan jiidin. 1000 iyo shan, 1000 iyo lix, 1000 iyo todobo, markii halkaasi uu marayo ayuu xarigii uu jiiday. Barashuutkii ayaa markaasi xawaare ayuu Adam sabri ugu soo degay isagoo hawada sare iskugu si fidiyay. Markasi kadib Aadam Sabri wuxuu bilaabay inuu xariga barashuutka uu jiidayaa si degdeg ah ayuuna labada goobta uu ku dhamaysto goobtii uu raba oo uu gaaro. Labadii ugu dambeeyay ciidankiisa ayay taageen goobadii calaamadeeyay ee lagu talagalay inuu ku dago. Waxay goobadaas ay ku daqantay laba xarumood oo militeri ah oo ciidamada ay degan yihiin. Goobtii Adam Sabri uu kusoo degey meel u jirta 100 mitir waxa taagan laba nin oo midkood uu ahaa darajada ciidanka militeriga waa jeneral halka midka kale uu ahaa darajad caadiya. Jeneralka dadka ciidanka watey ayaa markaasi ninkii kale wuxuu ku lahaa inaan caadi maaha wiilkan, ee ma jirin xirfado kale oo loo yaqaano oo xiraf ku yaala. Ninkii darajada caadiga ahaa watey ayaa markaasii dhoola cadeyey isagoo uga jawaabaya su'aashii la waydiiyay wuxuu ku lahaa hadii aan kuu iraahdo wiilkan waxa la yaaban yahay barashuudka sidii loo isticmaalo. Wuxuu bartaa mudada lagu joogo oo kaliya 17. Jeneralkii ayaa markaasi ninkii darajada caadiga ahaa watey dul u soo eegay isagoo ku qalay xili uu jaleecay wuxuu ku maqley: madaxa taliyihiisa. Waa side qof qabriya okay ayuu hooshan wuxuu ku soo booday oo arrin la yaab leh. Ninkii kale ayaa markaasii hadalka qaatay wuxuu yiri tani waa mid ka mid ah waxyaabaha wiilkan u soo socday oo ay ku soo caynayeen. Waa ay sideed dagda ah oo cajiba wax walba aan ku baranayay maskaxdiisana ay furuday. Xiligaasi Aadam Sabri wuxuu doobay barashuutkiisa isagoo meel doonayay inuu iska dhigo. Wuxuuna barashuutka ku xiray halkiisa markii uu soo dhawaaday labadii nin si xushmad leh ayuu u istaagay isagoo ku salaamay salaantii ciidanka. Markaasi kadib wuxuuu haraa ninkii darajada caadiga ahaa watey isagoo Aadam baray ninkii jeneralka ahaa wuxuu ku yiri. Kani waa jeneral Aadam Mukhtaar, waa taliyaha ciidamada hawada. Wiilkii ayaa markaasii salanti ciidanka ku salaamay jeneralka isagoo ku yiri, oo ku faraxsanahay inaan ku kulan kaaga mudan nahay. Amara kaaga ayaan ku shaqaynayaa. Waxaa laga yaabaa in in badan oo ciidankayna kamida ay ku suugayeen ninka darajada caadiga watey in an la arkin. In yar oo naga mida ayaa garanaysa waxa ay sheegada ninka ay tahay balse anniga inaan idin baaniyo waxa ahayd taliyaha muqabaraadka ama sirdoonka ee dawladda Masar. Jeneralka ayaa markaasii Aadam wuxuu ugu jeedsaday dhankiisa isagoo waydiiyay su'aalo ay ka mid yihiin, wiil iyo howma jirtan xirfado kale oo aan leedahay oo aan akahayn inaad taqaanaa sida barashuudka lagu boodo.
[6:14]Halka xarfka N01 oo isna taagan yahay inuu kaalin toos ah uu kaga jira dadka markaasi ku dhax jira ruuxa. Waaana xaraf qarsoon oo sirdoonka ay degan yihiin marka ay doonayaan saraakiishaha inaay idin la wadaagaan macluumaad ka qarsoon meesha ku dhax jirta caqligooda. Intaas kadib taliyaha sirdoonka ee dawladda Masar ayaa waxa ay waydiisay Adam Sabri waxa ay ku yiraahday, waa intaas u sii dheer inaan garanayo kuwa kalena waxaan garanayaa dhammaan noocyada kale ee xoogga laga bilawda basbaas, sawirada ilaa dhanka dagaalada. Sidoo kale waxaan garanayaa dhammaan noocyada dagaalka iyo gaadiidkaba. Waxaan kalo aan garanayaa adeegsiga radaarada lagu wada xiriiriye. Jeneral Adif Muqtar ayaa markaasii inta wajihi wiilkii Aadam oo aad u fiiriyay waliba si la yaab leh u eegay wuxuu ku yiri tani waa arrin kale oo la yaab leh. Taliyaha sirdoonka ee dawladda Masar ayaa markaasi inta dhoola cadeyey wuxuu yiri, waxa intaasi u sii dheer inuu garanayo ku hadalka lix luuqadood iyo qabab kale oo dhooran ee isku qariyo cadawguna aanuu looga dhixin oo xagna laga keenin. Jeneraal Aadam Mukhtar ayaa markaasii inta uu eegay dhankiisa taliyihii sirdoonka wuxuu ku yiri: maxay noqotay natiijada tijaabada laga qaatay cilmiga caqligeesa.
[7:29]Taliyaha sirdoonka ee dawladda Masar jawaabtiisa si xirfadaysan ayuu u bixiyay wuxuuna yiri: darajada sare in badan ayuu ka sarreeyaa.
[7:53]Jeneraal caadim Mukhtaar ayaa markaasi madixii ruxay isagoo la yaaban xirfada badan ee uu aadka u yaqaano wiilkan dhalinyarada ah wuxuuna ku yiri: waxaan malaynayaa in dadka noocaan oo kale ee aan filaneynin in fiirimahada iyo ruwaayadaha booliska aan lagu yeelanayo balse isagoo waaqici ah amar run ah ayuu maanta iga joogaa waan iri koo. Taliyaha sirdoonka ee dawlada Masar ayaa markaasi inta uu qoslay wuxuu ku yiri annigu xitaa sidaasi ayaan mooday jirey balse waxaan arin kugu shaqeeyay inaan laba lambarka N1 u yaqaano oo ah xarafka N01 oo isna taagan yahay inuu kaalinta kowaad uu ka jira dadka markaasi soo dhejiya ruuxa, waaana xaraf qarsoon oo sirdoonka ay degan yihiin marka ay doonayaan saraakiishaha xanaaqiisa jeneralka inay la wadaagaan macluumaadka qarsoon meesha ku dhax jirta caqligooda.
[9:00]Intaasi kadib taliyihii sirdoonka ee dowlada Masar wuxuu eegay dhanka Aadam Sabri waxa uu ku yiri waxaan kugu siinaynaa mudo todoba daqiiqo ah inaad soo maydhiso una soo diyaar garowdo halka aan idin kugu soo wawayn doono.
[10:01]Hadana ninka jeneralka ah geeskiisa meel uu jooga iyo cadaw baa laysan yahay. Markuu jeneralkiisa uu ku yiri wajiga Aadam Sabri xoogayaab ah ayaa ka soo muuqdey oo uu ka kaloonay. Markaas ayuu jeneralkii sidii degen wuxuu ku yiri soo ma'aqul ma'ahan in wiilka lagu tabobaray oo dawlad kale oo loo tahribiyay. Jeneraal Mukhtar ayaa markaasii madaxii ruxay isagoo ku jawaabaya. Waayo dhammaan duuliyaasha wadoyinka Paris ka baxay waa aanu ku meraynaa, annagoo qaashanaa booliska France-ka. Aadam Sabri ayaa markaasi wuxuu ku yiri soo ma'aqul ma'ahan taliye. Tusaale in sanduuq dimbiraasi ah la qariyay, lona qaday. Jeneralka ayaa markaasii intuu dhoola cadeeyay wuxuu ku yiri waa la soconaa sidii oo kale dhammaan baarisooyinka kale oo aan wadnay. Agabkii sanduuqda ah ee Paris ka baxay isagoo mid walba la sheegay inuu ka ogaaday qalabka muraayadihiisa ah ee sanduuqda lagu baaro, balse ma jiran wax meesha ka soo baxay oo uu hadalkiisa uu ku soo koobay. Aadam ayaa markaasii intuu wajigii sii kadowday wuxuu si degdeg ah ayuu u sheekaysanayay hadii sidaasi ay tahay waxay la macna tahay in Paris loo soo kabeen. Jeneralkii ayaa markaasii isagoo madaxii ruxaya wuxuu ku yiri waasidaas hawsha adiga lagu xilsaarayana waxay tahay inaad isaga soo hesho oo aad keento nolol ama geeri. Jeneralkii waydiisiisa markuu soo dhamaystiray Aadam na ma uusan waydiinin waxa uu sharraayo, waayo wuu ogaa inuu yahay nin sirdoonka Jemaal Cumar oo kale ah oo aqoonyahan weyn ah oo hawl baarsanayay sirdoonka sare ee dowladeed. Waxa aadi gacan dowlada cadaw ah ay ku dhacday lama filaan ah. Inuu halis weyn ay ku soo wajahantahay cadawgii hawadii uu ka yimaaday. Sidaasi awgeed marba hadii lawodi waaye isagoo nolal ah inuu gudaha dal ka dib loo soo celiyo. Waxa qasam noqonaysa in la dilo si sirtuu ahaa ama raba banaanka loo soo iman. Waxa cadaw ah ayay isku qarin galiyeen. Waa arrin uusan marnaba Aadam jeclayn balse waa waajibadka qaran iyo sirtuu dawlada ay kamuhimsanayd ninkaasi doolushii isaga ilayn malaayiin ruux ah ayay loo shaqaynayay hadii cadaw ku dhacdo sirta dawlada ay ku jirta. Sirta dawlada ay ahayd in laga qariyo dawladaha kale, in ciqaabna marka ay la amacnaatay xarigii sirdoonka ee dawlada Masar wuxuu ku yiri waxaan si gaar ah u codsanaynaa tawfiq.
[12:33]Aadam Sabri ayaa dagi taagay isagoo sugaya in taliyaha sirdoonka weydiisii uu dhameysto. Balse wuxuu yaaban markii uu maqley taliyaha sirdoonka hadalkiisa isagoo sii raaciyay. Waa Gabar sirdoon ah oo lagu magacaabo mini tawfiiq, waa gabar uu ku horeesay dhulkeena, waxaana soo bilaabay xogta sirdoonka oo ah darajada lix iyo toban ee sirdoonka. Waxaana soo tarjumay saaxiibkay anaguna waxaan kula socod siinayaa qeeybta labaad ee sheekada oo aan isku soo koobay.
[13:30]Aadam ayaa markasi si careleh indhihiisa isu qaniinay oo isku gejiyay isagoo taliyihii ugu jawaabay. Amarkaaga ayaan ka dba hawl galayaa haatan miyeey garanaysaan inaan hesho si aan isku soo diyaariyo. Halka aan idin kugu soo dhiciin doonaa qeybta labaad ee sheekada cusub ee sirdoonka, waxaan soo tarjumeey saaxibkiin anigu marcade show ayaa kula socodsiinayaa qeybta kow iyo toban aan kula kulmi doono. Nebad gelyo.



