[0:00]Ramadaan. Wanaagsan daawadayaal meel walba oo aad joogto, kusoo dhawoow sheekadeena ixana ayay qaybtii labaad taasoo ku aadanaan sheekada basaaskii Carabta ee Adam Sabri. Sheekadaan waxaana tarjumay saaxiibkeed Cabdiraxmaan Anteeno.Qaybtii hore waxay noo joogtay markii Adam lagu wareejiyay inuu raaciyo gabdha lagu magac daray Tawfiiq. Gabadhaas oo in badan uu ka xaliyay balse markii dambe uu u galay inuu si wanaagsan oo racan magaala dalka Faransiiska halkaasi oo baaritaan dheeri ah loogu dirayo. Qaybta labaadna waxay ku bilaabanaysaa taliyihii markii Adam uu ku yiri wa amar aniga aan soo saaray gabadhan waayo ku raacaysay, Adam isagu si cadaalad ah ilkaysugu qanciyay. Waxa uu yiri amarkaada aya jira taliye haatan anay fasax si aan safarkayga usoo diyaariyo. Taliyah ayaa markaasi waxa uu Adam uu ku wareejiyay inuu fasaxay uu dhaqaqaaqay kareyaya, markii Adam uu baxayay ayaa waxa taleyahi uu muqaabaraadkan ku soo jeestay dhankii janaraalka ciidanka cirka ee Mukhtaar Caadif, isagoo ku yiri Adam waa nin aad u hadal badan. Masaalada dumarkuna waa meesha kaliye ee uu nuqsaanta uu kala leeyahay, waxaanan usababaynay in jinsi yaryihii jiro ee dumarka inuu san mar walba uu san ku qabsanayn. Dhanka kale Adam markii uu kasoo baxay xafiiskii taliyaha ayaa gaarigiisii uu kusoo dhacay xili uu wajigiisa uu cadho ay ka muuqatay dadkeeda. aad ayuu usoo necbaya inuu gabadhaas ku qabnao, gaar ahaan nagabaha booliska, isagu niyada iskala haayey inuu waqti isku darsado, fadhigii iyo caatanimoo. Adam hadalkiisa iyo naftiisuu isku sheekayay, ayuu isku qanciyay balse ina bara intii uu fikriye ayuu dola aadeey isagoo kasoo fuqda hadal laha, Waahaye gabadha ayuu ma qasabtaa in gabadhaan la shaqaayo, oo ina aan qap ka madax banaana aan ushaqaayo, hoosheda oo danaha iskaga tiraawa. Oo aan qasab inayada u xil saaro oo hawe laba badan oo aan naaxulnaanayn si aan iskaga wareejiyo, waxa macquul ah inay ku fashilantahay inay iska daaladeda. Ama xil wareejinteeda ay sidonima ay igu gudbin doonto, sidaas ayaan isku qanciyay markale Adam. Gurigiisii ayuu Adam soogaaray, isagoo si xarago leh uga socdo dhanka jaranjarooyinkaan salaan ta, kadibna markii uu qolkii ayuu soogaaray ayuu wuxuu bilaabay in boorsadiisa dharkiisii uu ku aruursado iyo waxyaabihiisa kale oo uu baana. Markii uu kasoo faraxashay ayay intoo sariirtii isku tuuray, dhacdadaan soo heysay wuxuu bilaabay inuu ufikiro isagoo islaha, sidii ayay macquul kutahay nin walow ah, oo kusoo sodan magaalada Paris in lasoo helo, xaqiiqada ayana baaritaanka kabilabindoonta. Ninka marka ay weyneyay wuxuu ku sugnaa isla hotelka uu dagana markaa soorta gal mada, in dadka afdoonteeysay isla hotelka ay ka hool galayeen, ama iyada hotelka dhinacay ka daganayeen oo si ay afdoonta dertii ay hotelkaasi usoo dageen. Tan ugu muhiimsan na waxay tahay sida ay soorta galkay kutahaye in hotelka ay kasoo bixiye nin kii afdoopteen, iyadoo waliba hotelka ilaala adag uu leeyahay. Adam ayaa fikirkiina noocaas ah uu kula kacay xili uu isaga jiri la'aa, oo dambeen taye uu kusoo baraarugay saacadii darbiga ku daganeyd, oo ku dhaqaqisey iyadoo duul takeedii ahay habeenimada. Ama toba saac oo habeenimo markaasaya hadana waxuu is yiri inta nin la afdoopte ka fikiraye naftaada xita uma aan xayxayan, haatan bal aan kamisto suaalaha aan baas ilaa inta aan ka gaarayo magaala Paris ee dalka Faransiiska. Adam ayaa isla markii waa nalkii qolkiisa iska damiyay oo is seexday balse ay sheekadii caqligiisa wali fikir ay wadaya, sidii uu wax garjiyo uu ku diyaarinayay, oo ugu dambeen taye wuxuu bilaabay inuu ka fikriyo gabadha raacdayto. Markaasaya into is la yabay ayay hadan waxa uu yiri intaan in aad ka fikirtay in aan um baahnaan lahaa waabar nin kii Adam Sabri ahaa oo gabda ay la shaqaynayso Allaha maxay meesha ciyaarihii ka dhacday. Markaasaya aan intaan la malan filan kii hotelka ka dhacay subaxnimadii markii uu lakii gaaray ayuu magalada Qairo uu soo galay Adam. Xili rakabkii ay bilaabeen diyaarad inay qof walbaabooskeedi ay ka furayso, Adam dan kii siirakabka diyaarada ayuu isku raaciyay. Isagoo ka eegayo gabadhii raacisay oo uu tilmantayeedii hore uu san ka dhicin inay tahay gabadha fool xun oo caata ah, balse ma uusan ku dhicin rakabkii gabadha noocaasii oo kala ah. Waxyar kadib booskii si ayuu ka faristay diyaarada, waxaana xigga codka gabadha codka dacawiyaha diyaarada oo ku leh shirkada Masar ee duulimaadyada, waxay ku weysiinaysa inay kale doonto safarka 100 iyo 90 sano, iyadoo ku jeedaha magaalada Paris, waxaanu dhul leenayaa mudanayal iyo marwooyin diyaaradaa kuwan ala saaran oo ayad na ka hoosaynayn waliba xiradaan suunka amaanka, sidoo kale waxa mamnuuca isticmaalka sigaarka iyo talefannada. Adam markaasi wuxuu kusoo jeestay gabdha dhinaceesii uu fadiday isagoo ka caawiyay xiraashada suunka amaanka, markii diyaarada ay kacday na suunkii uu xirnaa ayuu iska furay. Balse wuxuu hammar usoo baraarujiyay cod dummar oo ku leh isaga, adiga. wa adiga nambar one soomaaye, xaqiiq waliba si aan sooraaye
[4:57]Oo aan filayaa ina aad iga aan danteed, Adam markii hadalkaasi uu maqlayay kadib wuxuu usoo qalaaladsaday dhankii gabadha dhinacisii uu fadiday la hadashay, kadibna indhiisi ayuu ka saaray isagoo gabadha uu ku yiri
[5:36]Waa adiga Gabdhii aan sugaayay, markaasi ayay intay dhoola cadayse ayay cod hoose oo dadka kale ayan maqleyn waxay ku tiri waamin tofiq oo amarkaada ku shaqaynaysa taliye. Intaasii kadib xogta ayay isaga kalaso qaadatay iyadoo Adam na waxa hadal gabadhii oo aan ku furin, markii amosnaan kii ay dharaada ka dibna mini ayaa hadalkii ay qadatay, waxay tiri waxaan rumaysanayay ina aan idin ka baahanay, inaan ku sheego aniga in aan hotelka ku dagano magaca Wafa Jamaal Camaar.
[6:07]Waxaan ahaan raanta iyada ay ku fodaynayso inaan dhamaan suaalaha aan rabaa in aan weydiiyo hormadeena hotelka, maadaama gabadh la isku haynin an aan la fahmin inaan sidana hay hore galduna aan maalin malaha halkan, Adam ayaa markaasi isagu dan kii mini aan eegin hadalkii la soco isagoo uu jawabta waxa ay ku yiri lakiin raantaasa qof walba iska haayay halis galineysaa.
[6:36]Mini tofiq oo daganani moojiinaysa ayaa markasi kadib hadalkii ay qaadatay oo waxay ku tiri waaba inuu idna daaciyo, balse waa waajib noosaaraan, Adam ayaa markaasi kadib dan kiisa ayuu soo eegay wuxuu raacay, cod qaab u ahna isagoo ku yiri ma waxa aad isku dayi in aad iska deg degto geesiyad Gabarya haaye, aniga waxaan qoro labaadagalka sida runta ah, waxaan usoo jeedinay mar walba Ragga, Adag oo isla hawshaan oo kalna qabanayaa, hadii hor kal aniga uu yaakin uu iga wareejiyay adiga adiga ka qayb qaadato. Oo aan idin ku diinaayay waxaan ku leeyahay hawshaani marna marnaba ha ku dhowin amarka, Mini Tawfiiq oo marnaba aan u dagin hadalkii Adam ayaa markaasi kadib waxay ku jawaabtay maxay tahay sababtu, aniga caqli aan aheen nin kalena kamey yaraysaneeno, markii intaasii la isku soodagano waa qaranayay, aniga adigee dalka dhamaan noocyihii horta. Waxaana ku xaqiijinaynaa in ay kaa horayso hotelka arrin aan caan ahna kaa dacdo, Mini ayaa markaasi intii ay dhoola cadeysay sidii inuu jeesjeesaayay oo kale ayay kadib wuxuu ku jawaabey intii hoos u dhool cadeysay ahay intii islahayd waxa ay ku tiri waa minita Tawfiiq oo amarkaaga ku shaqayso taliye. Adam ayaa markaasi dan kii si ayuu soo eegay waxaana uu u jeestay dhanka iyo dhakada diyaarada, iyadoo hadalkeedana sir ay raacisay oo uma aheyn alaabtana inay tahay tilmaamudna loogu faano, Adam ayaa markaasi uu isugu soo jeestay dhankii hadalkaana wuxuu ku yiri waan ku quraacaan miidana, laakiin marwalba waan kaa horeeyaa, markii aan ka cararye oo aan wadayaa si ay ku qaban doonto haweesha, inaan baraayo ayay hadana markale la kalayay hadalkii ayay ku tiri, maxaa tahay qorshaha aad la iska.
[8:42]Qorshaha wuxuu yahay labadeena inay is aqoonin sidaas ayay aan waday si ay kuwada jirto, hotelka aan ku garayno, minio aan dhankiisii eegaynaa, ama dhankii aan aniga ku raacsaday oo ina aan leedahay waan garanayay, noo saacad kadib Adam wuxuu usii galay hotelka Balaaza, oo waxuu ku soo dagay kaaso boos la kasoo qabsatay rooh kalaa, kaasu ugay xafiiskii soo dhawayna hotelka, markaa Adam waxa uu la hadlay qaybta soo dhawaynta oo ay adeegsanayay luqada faransiiska wuxuu ku yiri nin kii xafiiska fadiday, magacaygu waa Sabri Adam Sabri, waxaan ahna jiray qolka magacaygu uu ku diwaan gasnaa. Nin kii recapsan ka ma qaybta soo dhawaynta joogay ayay ishiisu waxa uu mariyay buugii oo hotelka ku lada, kadibna wuxuu bilaabay inuu booqii weynaa uu kala furo wuxuu yiri haa, waxaan haye qol magacaygu ku qoranyahay fadlan baasaboor kaaga ii dhiib, mudadii baasaboorkeda ay usoo marinaysay ayaa wuxuu yiri isagu hoowshaydii oo buuga ku gudajiro. Waan ku xasuusinaynaa in ay tan horayso hotelka, aan hadalkii aniga ku xaqiijinaynaa ina ay ka horayso hotelka arinka aan cadey ka soo dhacday. Mini oo jaceyska ay ka faayidaysanayso ayaa nin kii wuxuu ku yiri fadlan mee isheegi kartaa wixii halkan ka dhacay, ninkii baasaboorka dhanka iyo isku soo taagayna ayaa wuxuu ku yiri maajirta waxii dhacay oo xili malan filana aan aabaa halkaan lagu waayay. Hadii uusan ahaan lahayd nin la yaqaano sumcadna akteeda ku leh, waxaan umma lihi inuu ka doontay lacagtiisa hotelka sidhaasna uu ku araracay, Mini ayaa intii dhoola cadayse ayay tiri dhamaan waxa ay qoranaysa ay waxii la soodolalay, aniga ayaa dib ayan ku idinaayaa, ninkii xafiiska xishoodka intii uu daraynaa ayuu wuxuu yiri maya marna lama jeclaysaneyso hotelka inaan marna aniga aan kahoos raagin, waxaan la hadlayaay waxan aan ku la hadlayaayay ninka aniga, waan gartay. Adam namudadaasii wuxuu la isku jeesanayay sheekada minii iyo ninkii xafiiska hotelka joogay ay wada su'aaliiseen, kadibna wuxuu ujesta dan kii iyo qolkiisa isagoo hor socday, ninkii boorsooyaha usiday, balse mar alaale markii la labo su'aalooy, yuu mar isaga oo talabada xitaa ka aadi waayay, wuxuu daydayay mixraaqii iyo caran darani, kadib markii ay mini u yartay magaceeda oo caadiga ka dhigeysa oo waliba cod kaloo aan ka yareyn dhamaan dadka hotelka ku sugan xili lagu hadlayay luqada Faransiiska oo ay tiri xaqa ku socda mr Adam, soo iga balan qaaday hadii ay diyaarada ay wada saarnaynaay in aan dib idin ku wareejin doono tawarkii evel ina soo tusin doontin, halkan ayan noo joogtay qaybta ereyga oo ku saabsanaa basaaskii carabta ee Adam Sabri. Sheekadan waxaana turjumay saaxiibkii Anteeno qaybta xigtaaan idin ku kulmi doono. Ramadaan.



