Thumbnail for Taxanaha Basaaskii Carbeed Adam Sabri (Qeybta Afaraad) by MARACADDE SHOW

Taxanaha Basaaskii Carbeed Adam Sabri (Qeybta Afaraad)

MARACADDE SHOW

10m 8s1,843 words~10 min read
Auto-Generated

[0:06]Waan ku salaamiday dhawaan meel walba oo joogtid kusoo dhawaaw qaybta 3aad ee sheekada taxanaha ah ee ku saabsan basaaskii carbeed ee dalka Masar oo ahaa Adam Sabri oo aan filayay inaad qaybaha horraadkeeda heysheen sida wax u socdaan. Sheekadan waxa ay tarjumay saaxiibkay Cabdiraxmaan Anteeno oo aniga iyo Maracadde aan kula socodsiinayay waxaana la ka daawanaysaan Maracadde Show. Fadlan sheekada like saar si ay u gaartid dad badan qaybtooda oo saaxiibadaada wanaagsan ku reeb waana kaa mahadcelinayaa inaad ka mid tahay saaxiibadeena aanu wax hiran isla markaana aanu wax isku dhiirrigelinayaa si tarjumo sheekooyinka caynkaan oo kala ah. Qaybtii hore waxay noo joogtey markii Adam u doonayay inuu gabadha la socotey amni Tawfiiq ahayd uu sheego nooca shaqadeeda uu doonayo inuu isagu ku amminoo maadaama uu ka daldalay inay degaysato. Qaybtaan waxay ku bilaabanaysaa si fiican ayay u digaysaa qolka aan degalahee aniga midka ku degayna waxa uu deggan meel weyn la yiraahdo oo France ah ayay u weysay. Awowe waxa uu ahaa mid jiira oo aad daciif ah oo aheyd oo san xitaa hotelka usii aan ka bixi karin sidoo kale Awowe waa mid madax adag oo waxa uu diida in isbitaal loo qaado inta badan. Wixii uu umuuqata marba hadii hotelkaani gurrahaan uu u degenyahay inuu yahay taajeer ah. Sidaasi awgeed waxaan ka doonayaa adiga inaad isoo ruururiso dhammaan xogta iyo macluumaadka macquulka ah ee laga heli karo weylkaasi Awowe. Waayo waxaan gacanta ku haya sababo badan oo igu riixaya in aan labadoodaba aan la isku shirkiyo oo aan labadoodaba ahayn shiiqa afduubka loo geestay Dr. Jamaal Cumar. Mino Tawfiq ayaa markaa kedib Cabdarraadihii su’aashii ku soo qaadday inteyna taagtay waxaana ay ku tiri Weelkana yiri ayuu awoowe ka ahaa. Sidee macquul ah in ay afduubteen Dr. Jamaal Cumar. Adam oo markaa si deggan u hadlayay ayaa kedib waxa uu hadalkii uu kusoo noqday isaga oo u jawaabay gabaddan Mino Tawfiiq ahayd waxaana uu yiri wa arinta aan ka doonayo inaad baaris aad ku sameysid macluumaadna aad iga keento. Mino Tawfiq oo markaas u muuqanaysa inay salaanta ciidda ka qaadayso Adam ayaa markaas eey u jawaabtay. Waxaana ay ku tiri ammarkaada ayaa jirtaa leeyahay. Adam oo qolkii si iska soo baxayay ayaa markay Mino Tawfiq waxa ay ku tiri markay gacanta ku degtay xogta iyo macluumaad waxaan ka doonayaa inaad degdeg aad iila soo xiriirtid oo macluumaadka iila wadaagto. Waayo arintaan muhim ayay ahay. Adam markii qolkii Mino u kasoo baxay oo qaybtii hotelka uu ku degenaa uu sii abbaarey ayuu wajigiisa waxa uu kasoo muuqatay doollacaaddaan tilmaan ayuu guusha uu gaaray waayo waxa uu ogaa in arrintaasay uga fillaatay isaga in ay ka fogayso Mino Tawfiiq gaar ahaan halistaan taagan oo ugu cabsanayaa in muqaabalaat kalay dhibaato ay u geystaan. Haatan goobta ay ka howlgalaydo waxay ku koobnaan doontaa hotelka taasin isaga waxay fursad u siinaysaa inuu kaligiis u shaqeeyo si caadada ahayd. Sababta Awogeey iyo Wiilka Awowe uu yahayba oo ugu dooray waxa ay ahayeen isaga oo ogaa in hotelka ay degganayeen xitaa kor intaana la afduuban Dr. Jamaal Cumar. Balse muhiimadda uu kala arintaani waxa ay ahayeen in uu gaaray keliyoo in Mino Tawfiiq u iska fogeeyo halistaa bannaanka taalaana u ka fogeeyo maadaama laga baqayay inay sirtaan kale ay warsadaan. Markii qolkii isaga oo galayay waxa uu lasoo baxay sawirka Dr. Jamaal Cumar waxa uu ku guuleestay in uu ku kor geliyo wajigiisa. Waxa uu doonayay muqaalka Doctor-ka inuu iska sacdiyo oo uu ku beero si uu xasuuusta u geliyo gudaha muqaalkiisa maadaama arrinkaaasi howlgal muhim ah ay u ahayd. Markuu uu dameeyay hawshii isaga oo sawirka balse uu san sawirkii wali boorsada ku celinin waxa uu maqlay garaaca albaabka qolka hotelka uu ku degganaa. Adam ayaa degdeg u lasoo baxay bistooladdiisa isaga oo ku dawaarayay dhanka albaabka. Markay qayskii isku istaagay ayuu waxa uu ku yiri waa kuma ruuxa albaabka garaacaya? Qofna kaddib Frenchs ka oo hadlaya ayaa markaas isaga oo u jawaabay waa qaadinka hotelka yacni shaqaalihii hotelka ee kuwa adeegayay ahaa. Adam oo isku shaki xooggan qabay markaas kedib waxa uu furay albaabkii qaybtii hore balse inta uu san qaybtii howsha furin waxa hal mar uu ka hor yimi qof aad u xooggan kaaso oo albaabkii dhamaantiiba kusoo jabiyay isaga oo madaxa la wax ka dhuftay albaabka arintaas oo sababtay in Adam u qadaadkeeda u dhacay.

[4:15]Markii madaxa kor u soo qaaday nin kale oo faras iyo awood leh ku wareeriyay waxa arkay ninkii iyo xogganaa ee madaxa dhufay inuu dhabarkiisa uu toogtay. Adam oo hugan bilkasaa oo isaga oo awood ka qaaday isaga oo gacanta ku sitay bistooladii uu lahaa waxa uu uga tagtay dhankiisa oo hadal ka oo dhoofto. Adam waxa uu ogaa isbitaalkii qadii goobto u sii yaalo ninkaan qasnad darasada kaga dhameen doono sidaasi awgeed si degdeg ayuu u booday waxana uu dhabadii koowad ee ku dhacday booska uu ku dhuuqay. Kor intaanu mar labaad xabadda dantiisa ay soo ridin Adam waxa uu uga tagaynaa ninka madax xirnaa ninkii madax xirnaa ee aad ka wax ku dhagayey isaga oo ku ladigay bistooladii waxaana uu billaabay ninka inuu la xarriirro. Adam bistooladiisii waxa ay ka dhacday markii albaabka la isku soo jabiyay sidaasi awgeed dhulka ayay taalay bistooladna waxa ma uusan wadan. Wuxuu ogaa ninkaanii feeraha weyn inuu isna xog ku gaarin hadii uusan xaalad degdeg ah usoo imanin inuu ku dili doono bistoolada uu ku dagan yahay. Sidaasi awgeed Adam waxa uu gacanta ku laacay dirri ama qayb waxyaalaha lagu gaaroo ay dhawdha waxaana uu kaga dhuftay madaxa ninkii madax xirnaa. Waxa arintaaasi oo keentay ninka inuu horay u wareero oo istaagii uu ka dhaco. Ninkii markii miirkiisii uu soo ceshaday oo indhahiisa u kala furay waxa u arkay Adam oo bistooladda madaxa ka wadata isaga oo gacantiisa ay ku jirto. Adam Sabri guusha uu gaaray muhim ayay u ahayd iyo talaabo hore dhaaac ah. Waxa uu ogaa ninkaan uu yahay qof uu ku hogaamin lahaa halka uu joogo ama lagu qariyo Dr Jamaal Cumar. Sidaasi awgeed markay indhaha uu kala furay ayuu waxa uu weeydiiyay. Sidee aad aragtay inaad saaxiib aan ku noqonno Mudowiyoow adiga waliba sidii wiil idaab leh u shaqaynayo. Wax walba oo aad ka ogaatay afduubka loo geystay Dr. Jamaal Cumar inuu ii sheego iyo halka aad ku qarisay.

[5:53]Aniga taasi bedelkeeda xabaddii kuuma dhufan doono sidee ayad u aragtay xishishkaasi aan ku galno ayayna u wediisay ninkii madax xirnaa. Ninkii madax xirnaa ayaa ee dhanka Adamna usoo jawaabin. Adam ayaa markaa bistooladiisii inta meesha ay ka iska saaray waxa uu soo qabsaday bistooladii kale oo wadatay ninkii madax xirnaa taaso oo ku rakaaybnayd

[6:14]qalabka jeebka lagu qariyo oo codka hoos u dhiga. Intii uu doolaacaday uu soo eegay dhanka ninkii ayuu waxa uu ku yiri Waxa i fiican bistooladdaan aanu haysan shanqarteedaa aan lahayn inaan ku wadaan saaxiibkey, soo sidaasi maahan. Waayo aniga adiga oo kale ayaan ahay oo ma doonayo in aan ku dhacno qofka hotelka daggan oo rasaasta aan uga argagaxin gaar ahaan markii xabadda madaxa aan kaaga dhufto adiga. Adam markii intaasi uu yiri bistooladdiisa wajiga uu ka saaray ninkii isaga oo aman ka furtay waxaana wajigiisa kasoo muuqday hanbal qaran iyo guux aana in uu ninka xabaddu ku dhufan doono.

[6:51]Daqiiqadna uu san ka labalaabayn doonin. Ninkii isoo wareeray Adam markaas kadib waxa uu arkay adaday ninkaanii inuusan jinjix quunin xabaddana uu ku dhifan karayo. Laakin hal mar ayuu waxa uu ku qabtay oo uu kaadiye oo joojiyay wax walba. Aniga kuma dhihin ma hadlayo waxaan aamusnaa kaliya waxaan doonayaa inaad naaf ka dhigto. Adam markii hadalkaaasi uu maqalay kadib inta uu doolaacaday ayuu bistooladii uu ka qaaday wajigiisa isaga oo ku yiri waa hagaag haatan i sheeg halka aad ku qarisay Dr. Jamaal Cumar. Adam markii ninkii su’aashaasi uu weeydiiyay markaa kale ayuu waxa uu ka labaleeyay inuu hadlo oo horay kuma uusan hadlin. Markaasay Adam markale bistooladdii waxa uu ku qabtay ninkii wajigiisa.

[7:30]Ninkii ayaa markaas kadib waxa uu yiri u kaadi waan kuu sheegayaa Dr. Jamaal halka uu joogo. Adam markaas wajiga ayuu ka looladaye isagoo yaabban waxaana uu yiri halkaan maxaad ka yeelaysaa min daas. Adam waxa uu su'aalahaasi u jawaabay ninkii madax xirnaa balse ninkii madax xirnaa muqaalka wajigiisa iyo ficiltiisa hal mar ayay isbedeleen. Waxaana wajigiisa kasoo muuqday shaki iyo carey oo guuraanaa in ninka xabadda uu ku dhufan doono. Daqiiqadna uu san ka labalaabayn doonin. Ninkii isoo wareeray Adam markaas kadib waxa uu arkay adaday ninkaanii inuusan jinjix quunin xabaddana uu ku dhifan karayo. Sidaasi awgeed Adam waxa uu gacanta ku laacay dirri ama qayb waxyaalaha lagu gaaroo ay dhawdha waxaana uu kaga dhuftay madaxa ninkii madax xirnaa. Waxa arintaaasi oo keentay ninka inuu horay u wareero oo istaagii uu ka dhaco. Ninkii markii miirkiisii uu soo ceshaday oo indhahiisa u kala furay waxa u arkay Adam oo bistooladda madaxa ka wadata isaga oo gacantiisa ay ku jirto. Adam Sabri guusha uu gaaray muhim ayay u ahayd iyo talaabo hore dhaaac ah. Waxa uu ogaa ninkaan uu yahay qof uu ku hogaamin lahaa halka uu joogo ama lagu qariyo Dr. Jamaal Cumar. Sidaasi awgeed markay indhaha uu kala furay ayuu waxa uu weeydiiyay. Sidee aad aragtay inaad saaxiib aan ku noqonno Mudowiyoow adiga waliba sidii wiil idaab leh u shaqaynayo. Wax walba oo aad ka ogaatay afduubka loo geystay Dr. Jamaal Cumar inuu ii sheego iyo halka aad ku qarisay. Aniga taasi bedelkeeda xabaddii kuuma dhufan doono sidee ayad u aragtay xishishkaasi aan ku galno ayayna u wediisay ninkii madax xirnaa. Ninkii madax xirnaa ayaa ee dhanka Adamna usoo jawaabin. Adam ayaa markaa bistooladiisii inta meesha ay ka iska saaray waxa uu soo qabsaday bistooladii kale oo wadatay ninkii madax xirnaa taaso oo ku rakaaybnayd qalabka jeebka lagu qariyo oo codka hoos u dhiga. Intii uu doolaacaday uu soo eegay dhanka ninkii ayuu waxa uu ku yiri Waxa i fiican bistooladdaan aanu haysan shanqarteedaa aan lahayn inaan ku wadaan saaxiibkey, soo sidaasi maahan. Waayo aniga adiga oo kale ayaan ahay oo ma doonayo in aan ku dhacno qofka hotelka daggan oo rasaasta aan uga argagaxin gaar ahaan markii xabadda madaxa aan kaaga dhufto adiga. Adam markii intaasi uu yiri bistooladdiisii waxa u wajigiisa uu ka saaray ninkii isaga oo aman ka furtay waxaana wajigiisa kasoo muuqday shaki iyo carey oo guuraanaa in uu ninka xabadda uu ku dhufan doono. Daqiiqadna uu san ka labalaabayn doonin. Ninkii isoo wareeray Adam markaas kadib waxa uu arkay adaday ninkaanii inuusan jinjix quunin xabaddana uu ku dhifan karayo. Sidaasi awgeed Adam waxa uu gacanta ku laacay dirri ama qayb waxyaalaha lagu gaaroo ay dhawdha waxaana uu kaga dhuftay madaxa ninkii madax xirnaa. Waxa arintaaasi oo keentay ninka inuu horay u wareero oo istaagii uu ka dhaco. Ninkii markii miirkiisii uu soo ceshaday oo indhahiisa u kala furay waxa u arkay Adam oo bistooladda madaxa ka wadata isaga oo gacantiisa ay ku jirto. Adam Sabri guusha uu gaaray muhim ayay u ahayd iyo talaabo hore dhaaac ah. Waxa uu ogaa ninkaan uu yahay qof uu ku hogaamin lahaa halka uu joogo ama lagu qariyo Dr. Jamaal Cumar. Sidaasi awgeed markay indhaha uu kala furay ayuu waxa uu weeydiiyay.

Need another transcript?

Paste any YouTube URL to get a clean transcript in seconds.

Get a Transcript